{"id":417317,"date":"2020-04-08T19:35:06","date_gmt":"2020-04-08T16:35:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417317"},"modified":"2020-04-08T19:36:33","modified_gmt":"2020-04-08T16:36:33","slug":"wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-inuu-geeriyooday-qof-ka-mid-ah-dadkii-laga-helay-cudurka-covid19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-caafimaadka-oo-xaqiijisay-inuu-geeriyooday-qof-ka-mid-ah-dadkii-laga-helay-cudurka-covid19\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay in qofkii ugu horeeyay uu u dhintay Coronavirus, lana helay afar kiis horleh"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in qof ka mid ah dadkii laga helay cudurka covid19 uu geeriyooday galabta.<\/p>\n<p>&#8220;Ilaahay ha u naxariistee waxaan xaqiijineynaa geerida qofkii u dhintay cudurka COVID 19, Waxaa kaloo isla galabta la xaqiijiyay 4 xaaladood ee cudurka. Waa faafida bulshada dhexdeeda, Fadlan raaca talooyinka caafimaad si cudurka loo xakameeyo&#8221; ayay tiri wasiir Fowsiya.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka Wasaaradda Caafimaadka.<\/strong><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>1. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii ka cusboonaada caabuqa COVID-19, waxay umadda la wadaagaysaa qodobadan:<br \/>\n2. Waxay Wasaaraddu cadaynaysaa in uu bilowday faafitaanka cudurka ee bulshada dhexdeeda (community transmission)<\/p>\n<p>3. Waxay wasaaraddu xaqiijisay maantay 4 xaaladood oo cusub oo la xariirta caabuqa COVID-19 taas oo tirada guud ee xaaladahada caabuqa COVID-19 ka dhigaysa 12<\/p>\n<p>4. 4ta xaaladood oo cusub ayaa ah dad dhamaantood wadanka dhexdiisa joogay oo aan la laheyn xiriir dibadda<\/p>\n<p>5. Waxaa sidoo kale geeriyooday Allaha u naxariistee xaaladdii ugu horraysay ee la xariirta caabuqa COVID-19, Somali 58 jir ah, kaas oo noqnaysa dhimashadii ugu horraysay wadanka gudihiisa<\/p>\n<p>6. Waxaa kamid ah dadka laga helay cudurka 2 Sarkaal oo kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka taas oo qasab ka dhigaysa dhammaan dadkii la shaqaynayay ama xariirka la lahaa inay karantiil galaan inta laga xaqiijinayo baaritaankooda<\/p>\n<p>7. Wasaaraddu ku mashquulsantahay raadinta dadka ay xariirka la sameeyeen xaaladahaas cusub<\/p>\n<p>8. Wasaaraddu waxay bulshada Soomaaliyeed mar kale ku adkaynaysaa inay guryohooda ku ekaadaan kana taxadaraan caafimaadkooda iyo badqabkooda<\/p>\n<p>9. Fadlan inagala qayb-qaata xakamaynta cudurka oo raaca tilmaamaha caafimaad ee sida joogtada ah idiinla wadaagayso Wasaaradda Caafimaadka<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Drs Fowsiya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in qof ka mid ah dadkii laga helay cudurka covid19 uu geeriyooday galabta. &#8220;Ilaahay ha u naxariistee waxaan xaqiijineynaa geerida qofkii u dhintay cudurka COVID 19, Waxaa kaloo isla galabta la xaqiijiyay 4 xaaladood ee cudurka. Waa faafida bulshada dhexdeeda, Fadlan raaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417318,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417317","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417317"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417321,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417317\/revisions\/417321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417318"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}