{"id":417289,"date":"2020-04-08T13:16:57","date_gmt":"2020-04-08T10:16:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417289"},"modified":"2020-04-08T13:16:57","modified_gmt":"2020-04-08T10:16:57","slug":"madaxweyne-trump-oo-sheegay-in-uu-joojinaayo-tabarucaadda-mareykanku-siiyo-who","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-trump-oo-sheegay-in-uu-joojinaayo-tabarucaadda-mareykanku-siiyo-who\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Trump oo sheegay in uu Joojinaayo tabarucaadda Mareykanku Siiyo WHO."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka <strong>Donald Trump<\/strong>\u00a0ayaa warbixin uu kusoo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go\u2019aansaday hakinta tabarucaadka Dawladda Mareykanku ay siiso hay\u2019adda caafimaadka adduunka ee WHO.<\/p>\n<p>Trump wuxuu si cad u weerarey ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), isagoo ku eedeeyey Ururka WHO inuu u janjeero dhinaca Shiinaha oo uu kasii jeestay xaaladaha cafimaad ee la xiriira CronaVirus ee ka jira gudaha dalkaasi Maraykanka waa sida uu hadalka u dhigay madaxweyne Trump.<\/p>\n<p>Hadalkan Madaxweyne Trump wuxuu ku soo beegmayaa xilli hay\u2019adda caafimaadka adduunka WHO ay doonayso inay caalamka ka aruuriso lacag malaayiin dollar ah si loo xoojiyo dadaallada lagula dagaallamayo cudurka dunida ku faafay ee CoronaVirus.<\/p>\n<p>Madaxda sare ee Ururka Caafimaadka Aduunka WHO wax warbixin ah ama jawaab ah kama aysan soo saarin eedaha uu Madaxweynaha Maraykanku u jeediyayWHO, balse waxaa la rajaynayaa in saa soo socda ay WHO soo saarto warbixin ay kaga jawaabayso hadalka Trump.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump\u00a0ayaa warbixin uu kusoo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go\u2019aansaday hakinta tabarucaadka Dawladda Mareykanku ay siiso hay\u2019adda caafimaadka adduunka ee WHO. Trump wuxuu si cad u weerarey ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), isagoo ku eedeeyey Ururka WHO inuu u janjeero dhinaca Shiinaha oo uu kasii jeestay xaaladaha cafimaad ee la xiriira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417290,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417289","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417289"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417291,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417289\/revisions\/417291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}