{"id":417284,"date":"2020-04-08T11:49:37","date_gmt":"2020-04-08T08:49:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417284"},"modified":"2020-04-08T11:51:47","modified_gmt":"2020-04-08T08:51:47","slug":"guddoomiye-shuute-oo-ciidamada-amar-ku-siiyay-in-nolol-ama-geeri-lagu-keeno-cid-kasta-oo-geysata-dhibaatooyin-bini-aadanimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-shuute-oo-ciidamada-amar-ku-siiyay-in-nolol-ama-geeri-lagu-keeno-cid-kasta-oo-geysata-dhibaatooyin-bini-aadanimo\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Shuute oo ciidamada amar ku siiyay in nolol ama geeri lagu keeno cid kasta oo geysata dhibaatooyin bini aadanimo"},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha Maxkamadda Ciidamada ay sheegay in tallaabo laga qaadayo dadkii ka dambeeyey dhibaatadii ka dhacay deg,ada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha hoose.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur \u201cShuute oo ka hadlay kulan dhexmaray sraakiisha ciidamada iyo odayaasha degmada \u00a0ayaa sheegay in Ciidamada iyo Saraakiisha Danab \u00a0ay amar Maxkamadeed u qabaan inay Nolol ama geeri ku keenaan qofkii maanta ka ddib \u00a0dhibaatooyin u geysta \u00a0muwaadin Soomaaliyeed,isagoo xusay in cidii isku daydo in ay difaacdo dambiile ,iyagana la qaban doono.<\/p>\n<p>uddoomiyaha ayaa qiray in wixii Walanweyn ka dhacay ay ahaayeen wax ka fog Diinta Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed isagoo sheegay in dadkii ka dambeeyay \u00a0dhibaatadaas ay mari doonaan ciqaabta ay muda nyihiin.<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka caddaaladda Koofur galbeed, guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koofur galbeed<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Maxkamadda Ciidamada ay sheegay in tallaabo laga qaadayo dadkii ka dambeeyey dhibaatadii ka dhacay deg,ada Walanweyn ee gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur \u201cShuute oo ka hadlay kulan dhexmaray sraakiisha ciidamada iyo odayaasha degmada \u00a0ayaa sheegay in Ciidamada iyo Saraakiisha Danab \u00a0ay amar Maxkamadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417285,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417284","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417284"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417288,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417284\/revisions\/417288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417285"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}