{"id":417277,"date":"2020-04-08T09:35:22","date_gmt":"2020-04-08T06:35:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417277"},"modified":"2020-04-08T09:35:22","modified_gmt":"2020-04-08T06:35:22","slug":"aun-abwaan-maxamuud-ismaaciil-xuseen-xudaydi-oo-cudurka-covid-19-ugu-geeriyooday-ingiriiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/aun-abwaan-maxamuud-ismaaciil-xuseen-xudaydi-oo-cudurka-covid-19-ugu-geeriyooday-ingiriiska\/","title":{"rendered":"AUN. Abwaan Maxamuud Ismaaciil Xuseen (Xudaydi) oo Cudurka Covid-19 ugu geeriyooday Ingiriiska"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)- Alle ha u naxariistee waxaa Magaalada London \u00a0ee dalka Ingiriiska ku dhintay\u00a0 fannaan laxamiiste abwaan Maxamuud Ismaaciil Xuseen Xudaydi, oo loo yaqaannay Boqorkii Cuudka maadaama uu ku xeeldheera tumiddiisa.<\/p>\n<p>Allah ha naxariistee Maalmihii u danbeeyey Xudaydi waxa uu ku xanuusanayey Isbitaal ku yaal London, isago oo uu haayay \u00a0feyraska \u00a0safmareenka ah ee Covid 19.<\/p>\n<p>Xudaydi waxa uu dhashay, 1928-kii, waxaana uu jirey 92 sano, isagoo ku dhawaad qarnigaa ahaa tiir aan liicin oo uu leeyahay fanka Soomaalidu.<\/p>\n<p>Xudaydi \u00a0Waxa uu ku dhashay magaalada Berbera, waxaana uu dhallinyaronimadiisii ku soo qaatay Magaaladda Cadan ee dalka Yeman, ka hor intii uusan soo noqon dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)- Alle ha u naxariistee waxaa Magaalada London \u00a0ee dalka Ingiriiska ku dhintay\u00a0 fannaan laxamiiste abwaan Maxamuud Ismaaciil Xuseen Xudaydi, oo loo yaqaannay Boqorkii Cuudka maadaama uu ku xeeldheera tumiddiisa. Allah ha naxariistee Maalmihii u danbeeyey Xudaydi waxa uu ku xanuusanayey Isbitaal ku yaal London, isago oo uu haayay \u00a0feyraska \u00a0safmareenka ah ee Covid 19. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417278,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417277","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417277"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417279,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417277\/revisions\/417279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}