{"id":417268,"date":"2020-04-07T21:15:12","date_gmt":"2020-04-07T18:15:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417268"},"modified":"2020-04-07T21:17:51","modified_gmt":"2020-04-07T18:17:51","slug":"qalab-casri-ah-oo-lagu-baaro-covid-19-oo-mqudisho-la-keenay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qalab-casri-ah-oo-lagu-baaro-covid-19-oo-mqudisho-la-keenay\/","title":{"rendered":"Qalab casri ah oo lagu baaro COVID-19 oo Mqudisho la keenay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay in la howlgeliyey sheybaarka dhexe ee Qaranka oo lagu baarayo dadka looga shakiyo iney qaadeen cudurka Coronovirus.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda caafimaadka XFS Marwo Fowsiya Abiikar Nuur oo la hadashay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee (SONNA) ayaa shaacisey in hadda wixiii ka dambeeya dadka\u00a0 lagu tuhmo\u00a0 in ay qabaa Cudurka coronavirus lagu baari doono Magaalada Muqdisho oo aan loo diri doonin dalka dibediisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay in la howlgeliyey sheybaarka dhexe ee Qaranka oo lagu baarayo dadka looga shakiyo iney qaadeen cudurka Coronovirus. Wasiirka Wasaaradda caafimaadka XFS Marwo Fowsiya Abiikar Nuur oo la hadashay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee (SONNA) ayaa shaacisey in hadda wixiii ka dambeeya dadka\u00a0 lagu tuhmo\u00a0 in ay qabaa Cudurka coronavirus lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416655,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417268","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417268","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417268"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417268\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417271,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417268\/revisions\/417271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}