{"id":417266,"date":"2020-04-07T20:49:03","date_gmt":"2020-04-07T17:49:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417266"},"modified":"2020-04-07T22:51:52","modified_gmt":"2020-04-07T19:51:52","slug":"taliska-africom-oo-shaaciyey-in-ay-dileen-hogaamiye-sare-oo-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-africom-oo-shaaciyey-in-ay-dileen-hogaamiye-sare-oo-ka-tirsanaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Taliska AFRICOM oo shaaciyey in ay dileen hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliska Ciidamada Mareykanka Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay duqeyn dhacday 2-dii bishan April in lagu dilay Hoggaamiye sare oo ka tirsan maleeyshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Hoggaamiyahan ayey AFRICOM ku sheegtay inuu ahaa Yuusuf Jiis, oo ka mid ahaa aas-aasayaashii kooxda Al-Shabaab, islamarkaana agaasimay weeraro badan oo kooxda ay ka fulisay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha AFRICOM Jeneral Stephen Townsend ayaa yiri \u201c Yuusuf Jiis waxuu ahaa hogaamiye muhiim\u00a0 u ahaa argagixisada Al-Shabaab. Wuxuu ahaa nin dhibaato badan geeystay.<\/p>\n<p>Weerarka lagu dilay Yuusuf Jiis\u00a0 ka dhacay deegaanka Bush Madiina ee gobolka Baay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:(SONNA)-Taliska Ciidamada Mareykanka Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay duqeyn dhacday 2-dii bishan April in lagu dilay Hoggaamiye sare oo ka tirsan maleeyshiyada Al-Shabaab. Hoggaamiyahan ayey AFRICOM ku sheegtay inuu ahaa Yuusuf Jiis, oo ka mid ahaa aas-aasayaashii kooxda Al-Shabaab, islamarkaana agaasimay weeraro badan oo kooxda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415039,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417266","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417266","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417266"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417266\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417276,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417266\/revisions\/417276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417266"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417266"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417266"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}