{"id":417249,"date":"2020-04-06T16:08:11","date_gmt":"2020-04-06T13:08:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417249"},"modified":"2020-04-06T16:23:27","modified_gmt":"2020-04-06T13:23:27","slug":"haydda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-jfs-oo-hakisay-qabashada-codsiga-baasaboorka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/haydda-socdaalka-iyo-jinsiyadda-jfs-oo-hakisay-qabashada-codsiga-baasaboorka\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo hakisay qabashada codsiga Baasaboorka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho(SONNA)<\/strong> Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay la si KMG ah loo hakiyay bixinta qabashada codsiga Baasaboorka,iyadoo laga duuliyo taxadirka laga muujinayo fiditaanka cudurka Corona-Viruska.<\/p>\n<p>Agaasimaha Hay&#8221;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS Col. Maxamed Aadan Koofi oo lahadlay Wakaaladda Wararka ee(SONNA)\u00a0 ayaa sheegay in la hakiyay qabashada codsiga Baasaboorka ilaa wargelin dambe saameynta Virus-ka Corona awgeed.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa qeyb ka ah dadaalada la xiriira ka hortagga fiditaanka Covid-19 oo ay waddo dowladda Soomaaliya,iyadoo ay jiraan wacyigelino joogto ah oo ay hay&#8217;adaha dowladda Soomaaliya u sameynayaan qeybaha kaladuwan ee bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Cudurka Corona-Virus ayaa sameyn dhankasta ah ku yeeshey nolosha bulshada caalamka,iyadoo ay bar bar socdaan dadaalo dowladuhu ay ku yareeynayaan kororka wax-yeelada cudurkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Hay&#8217;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay la si KMG ah loo hakiyay bixinta qabashada codsiga Baasaboorka,iyadoo laga duuliyo taxadirka laga muujinayo fiditaanka cudurka Corona-Viruska. Agaasimaha Hay&#8221;adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS Col. Maxamed Aadan Koofi oo lahadlay Wakaaladda Wararka ee(SONNA)\u00a0 ayaa sheegay in la hakiyay qabashada codsiga Baasaboorka ilaa wargelin dambe saameynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417254,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417249","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417249"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417258,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417249\/revisions\/417258"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}