{"id":417246,"date":"2020-04-06T14:54:18","date_gmt":"2020-04-06T11:54:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417246"},"modified":"2020-04-06T16:07:18","modified_gmt":"2020-04-06T13:07:18","slug":"ururka-dhakhaatiirta-oo-warsaxaafadeed-ka-soo-saaray-walaac-hor-leh-oo-la-xiriira-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ururka-dhakhaatiirta-oo-warsaxaafadeed-ka-soo-saaray-walaac-hor-leh-oo-la-xiriira-coronavirus\/","title":{"rendered":"Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyed\u00a0oo warsaxaafadeed ka soo saaray walaac hor leh oo la xiriira Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Dhakhaatiirta \u00a0Soomaaliyeed ayaa manta oo soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan halista iyo faafidda Coronavirus.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedkaan waxa uu u qornaa sidata<\/p>\n<p>Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed markuu arkay xaalada cudurka COVID-19 ee dalka<br \/>\nSoomaaliya waxa uu soo saaray qodobadaan hoose:<\/p>\n<p>1-Ururka waxa uu bogaadinayaa dadaalada madaxda qaranka ee ku aadan ka hortaga iyo<br \/>\nxakameynta cudurka COVID-19<\/p>\n<ol>\n<li>Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed markuu arkay bukaano dhowr ah oo leh<br \/>\ncalaamadaha tuhunka ee COVID-19 kuwaa oo booqday xarumaha caafimaadka ee<br \/>\nmuqdisho una baahan baaritaan, waxaan bulshada Soomaaliyeed ku wargelinaynaa inay<br \/>\njiri karto suurtagalnimada in cudurka COVID-19 uu si hoose bulshada ugu faafayo<\/li>\n<li>Si loo yareeyo khatarta cudurka iyo ku faafidiisa bulshada, Ururka dhakhaatiirta<br \/>\nSoomaaliyeed waxa uu bulshada Soomaaliyeed ku adkeynayaa in ay raacaan dhamaan<br \/>\ntalaabooyinka wacyigelinta ee loo jeediyay sida kala fogaanshaha, nadaafada guud,<br \/>\ngacmo dhaqashada iyo la xiriirka xaruma loogu tala galay COVID19 hadii qofku isku<br \/>\narko calaamado, sidoo kale waa in bulshadu aysan qarsan cudurka ama aysan diidin in la<br \/>\ngeeyo xarumaha daaweynta cudurka COVID-19.<\/li>\n<li>Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxaan ku baraarujineynaa in ay bilaabaan taxadir dheeri<br \/>\nah ayna nafsadooda baadbaadiyaan marka koowaad si ay bulshada u badbaadiyaan<br \/>\nxirtaana PPE, Face Mask, Glovesc inta ey ka helikaraan marka ay la tacaamulayaan<br \/>\nbukaanada imaanaya isbitaalada.<br \/>\nMogadishu- Somalia5. Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxa uu u usheegayaa bulshada Soomaaliyeed in<br \/>\nUrurka la talin, baraarujin iyo awood kasto uu ku daray Wasaarada caafimaadka ee<br \/>\ndowlada federaalka Soomaaliya Balse Ururka Dhakhaatirta Somaliyeed waxa uu<br \/>\ndareemayaa in aan la dhamaystirin dhamaan baahiyaha lagula tacaali lahaa cudurka<br \/>\nCOVID19 sida qalabeynta xarumaha daaweynta COVID19 iyo diyaarinta shaqaale<br \/>\ncaafimaad oo aqoon u leh la tacaalidda iyo daaweynta cudurka, Sidaas daraadeed<br \/>\nUrurka waxaa uu ku talaniyaa in dhamaan hay&#8217;adaha dowladda, Wasaaradaa<br \/>\nCaafimaadka, ganacsatada, culumada, Ururadda aan dowliga eheen iyo Ururka<br \/>\nDhakhaatiirta Somaliyeed in ay si wadajir u dardargaliyaan hawlaha dhameystirka<br \/>\nbaahiyaha lagula tacaali lahaa cudurka COVID19.<\/li>\n<li>Gabagabadii waxaan Umada Soomaaliyeed ugu baaqeynaa in ay masuuliyad isi<br \/>\nsaaraan ayna qaataan talooyinka caafimaad ee ku aadan ka hortaga cudurka COVID19<br \/>\nayna qarsan xanuunka una dhago nuglaadaan talooyinka Caafimaad ee Ururka<br \/>\nDhakhaatiirta Soomaaliyeed.<br \/>\nWaxaan allah ka baryeynaa in uu umada soomaaliyeed meel walbo oo ey joogaan uu ka<br \/>\nbadbaadiyo halista Cudurka COVID-19.<\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Dhakhaatiirta \u00a0Soomaaliyeed ayaa manta oo soo saaray warsaxaafadeed ay kaga hadlayaan halista iyo faafidda Coronavirus. Warsaxaafadeedkaan waxa uu u qornaa sidata Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed markuu arkay xaalada cudurka COVID-19 ee dalka Soomaaliya waxa uu soo saaray qodobadaan hoose: 1-Ururka waxa uu bogaadinayaa dadaalada madaxda qaranka ee ku aadan ka hortaga iyo xakameynta cudurka COVID-19 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":417247,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417246","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417246","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417246"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417246\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417253,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417246\/revisions\/417253"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417246"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417246"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417246"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}