{"id":417210,"date":"2020-04-06T01:39:44","date_gmt":"2020-04-05T22:39:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417210"},"modified":"2020-04-06T01:46:40","modified_gmt":"2020-04-05T22:46:40","slug":"r-wasaare-khayre-oo-dr-c-qaadir-shariif-sheekhuna-maye-u-magacaabay-wasiiru-dowlaha-wasaaradda-ganacsiga-iyo-warshadaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/r-wasaare-khayre-oo-dr-c-qaadir-shariif-sheekhuna-maye-u-magacaabay-wasiiru-dowlaha-wasaaradda-ganacsiga-iyo-warshadaha\/","title":{"rendered":"R\/ wasaare khayre oo Dr C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Ra&#8217;iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa DR C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Degreeto ka soo baxday xafiiska raiisul wasaaraha Dalka oo nuqul kamid ah la soo gaarsiiyay Wakaaladda Wararka SONNA ayaa lagu magacaabay Dr C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye in uu noqdo wasiiru Dowlaha ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu bedelayaa Daahir Cabdi Cabdullaahi (Dr Go) oo horeyju haayay xilkaasi wasiiru dowlanimo.<\/p>\n<p>Dr C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye wuxuu horey u ahaa guddoomiyihii golaha Wakiiladda ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed,xilkaasi oo dhawaana loo doortay Amb Cali Sigiid Hiqi oo horey u ahaa isna Danjirihii Soomaaliya ee Midowga Yurub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA) Ra&#8217;iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa DR C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Degreeto ka soo baxday xafiiska raiisul wasaaraha Dalka oo nuqul kamid ah la soo gaarsiiyay Wakaaladda Wararka SONNA ayaa lagu magacaabay Dr C\/qaadir Shariif Sheekhuna Maye in uu noqdo wasiiru [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417210","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417210"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417214,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417210\/revisions\/417214"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}