{"id":417164,"date":"2020-04-05T09:23:47","date_gmt":"2020-04-05T06:23:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417164"},"modified":"2020-04-05T09:24:25","modified_gmt":"2020-04-05T06:24:25","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-hiiraan-ku-dilay-xubno-ka-tirsanaa-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-hiiraan-ku-dilay-xubno-ka-tirsanaa-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo Hiiraan ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Buulo-burte-(SONNA)-Howl-gal ballaaran oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen inta u dhaxaysa Degmooyinka Buulo-burte iyo Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayay ku dileen Afar xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha Ururka\u00a0 41-aad, Guutada 5-aad , qaybta 27-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed , Dhamme, Cabduqaadir Cali Nuur ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegay in howl-galkooda oo Lug ahaa ay kasoo billaabeen Buulo-burte.<\/p>\n<p>Wuxuuna intaa ku daray in xilligii ay howl-galka ku jireen ay Argagixisada Al-Shabaab kasoo badbaadiyeen Saddex Gaari oo xamuul ahaa, iyagoo doonayay in ay dhac iyo dil u geystaan Shacabka rakaabka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Buulo-burte-(SONNA)-Howl-gal ballaaran oo ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen inta u dhaxaysa Degmooyinka Buulo-burte iyo Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayay ku dileen Afar xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab. Taliyaha Ururka\u00a0 41-aad, Guutada 5-aad , qaybta 27-aad ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed , Dhamme, Cabduqaadir Cali Nuur ayaa warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegay in howl-galkooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417165,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417164","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417166,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417164\/revisions\/417166"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417165"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}