{"id":417153,"date":"2020-04-04T14:59:16","date_gmt":"2020-04-04T11:59:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417153"},"modified":"2020-04-04T14:59:16","modified_gmt":"2020-04-04T11:59:16","slug":"safaarada-soomaliya-ee-dalka-hindiya-oo-sii-xirnaaneysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaarada-soomaliya-ee-dalka-hindiya-oo-sii-xirnaaneysa\/","title":{"rendered":"Safaarada Soomaliya ee dalka Hindiya oo sii xirnaaneysa"},"content":{"rendered":"<p>Delhi(SONNA)-Safaarada Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa muddo kale oo hor leh galaysa hakad ahaanshaha hawlaheedii shaqo, ka dib laba asbuuc oo ay hore u iclaamisay oo dhamaad ah.<\/p>\n<p>Danjiraha Jamhuriyadda Faderal-ka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Marwo Fadumo Cabdullahi Maxamuud (Insaniya) ayaa jaaliyadda, iyo ardayda Soomaaliyeed ee ku nool waddankiisa ku war-gelisay mar kale in ay sii xirnaan doonta safaarada ilaa amar dambe oo ay wax iska bedelayaan xaalada cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Mrs. Fadumo ayaa bogaadisay Soomaalida sida ay u fuliyeen awaamiirta dhanka fiditaanka cudurka ahaa iyada oo hoosta ka xariiqday in aysan jirin muwaadin Soomaali ah oo ilaa hadda laga helay cudurka gudaha dalkaasi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Safiirka waxay tacsiyeysay geerida ra&#8217;isul wasaarihii hore, Nuur Xasan Xuseen oo laba beri ka hor cudurka Corona uga dhintay cusbitaal ku yaala dalka Ingiriiska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Delhi(SONNA)-Safaarada Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa muddo kale oo hor leh galaysa hakad ahaanshaha hawlaheedii shaqo, ka dib laba asbuuc oo ay hore u iclaamisay oo dhamaad ah. Danjiraha Jamhuriyadda Faderal-ka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Marwo Fadumo Cabdullahi Maxamuud (Insaniya) ayaa jaaliyadda, iyo ardayda Soomaaliyeed ee ku nool waddankiisa ku war-gelisay mar kale in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417154,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417153","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417155,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417153\/revisions\/417155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417154"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}