{"id":417138,"date":"2020-04-04T10:46:02","date_gmt":"2020-04-04T07:46:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417138"},"modified":"2020-04-04T10:46:02","modified_gmt":"2020-04-04T07:46:02","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-cambaaraysay-kufsi-ka-dhacay-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-cambaaraysay-kufsi-ka-dhacay-afgooye\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay kufsi ka dhacay Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si kulul u cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose.<\/p>\n<p>Mudane, Maareeye ayaa ficilkaas ku tilmaamay in uu geystay Qof wax magarad ah oo aan damiir Soomaaliyeed lahayn.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si kulul u cambaaraynaynaa ficilka wuxuushnimada leh oo ka dhacay Degmada Afgooye oo lagula kacay Laba Gabdhood oo aad u da\u2019yar, waa tacaddi iyo weerar oo loo geystay Magaca Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta ayaa Carrabka ku adkeeyay inay Dowladdu ku raad-joogto Dadkii ka dambeeyay ficilkaas foosha xun oo lagu kufsaday Laba gabdhood oo walaala ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, ayaa si kulul u cambaayeeyay kufsi arxan darra ah oo ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose. Mudane, Maareeye ayaa ficilkaas ku tilmaamay in uu geystay Qof wax magarad ah oo aan damiir Soomaaliyeed lahayn. \u201cWaxaan si kulul u cambaaraynaynaa ficilka wuxuushnimada leh oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":417139,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417138","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417140,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417138\/revisions\/417140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/417139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}