{"id":417086,"date":"2020-04-02T20:26:16","date_gmt":"2020-04-02T17:26:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=417086"},"modified":"2020-04-02T20:26:16","modified_gmt":"2020-04-02T17:26:16","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-ku-baaqay-in-deg-deg-loo-joojiyo-dirirta-dadka-walaalaha-ah-ee-ka-taagan-deegaannada-galbeedka-magaaladda-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-ku-baaqay-in-deg-deg-loo-joojiyo-dirirta-dadka-walaalaha-ah-ee-ka-taagan-deegaannada-galbeedka-magaaladda-kismaayo\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo ku Baaqay in Deg Deg loo joojiyo Dirirta dadka Walaalaha ah ee ka taagan Deegaannada Galbeedka Magaaladda Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-, Abriil 02, 2020; Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo, waxa uuna ku baaqay in si deg-deg ah oo shuruud la\u2019aan ah loo joojiyo colaadda iyo dhiigga macna la\u2019aanta ku daadanaya ee beelaha walaala ah dhexmaraya.<\/p>\n<p>\u201cInnaa Lillaa<span class=\"text_exposed_show\">hi waa inaa Ileyhi raajicuun. Waa arrin aan la aqbali karin in colaad ay ka soo cusboonaato dad walaalo ah oo maanta loo baahnaa in ay u midoobaan la dagaallanka argaggixisada Al-shabaab iyo ka xoraynta deegaannada ay joogaan\u201d.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo odeyaasha dhaqanka deegaannadaas, culimada iyo dhallinyarada joojinta dhiigga daadanaya ee dadka walaalaha ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu u rajaynayaa caafimaad deg-deg ah dhammaan intii ku waxyeelowday dirirtan, waxa uuna Jannatul Firdowsa Alle uga baryey dadkii rayidka ahaa ee naftooda ku waayey colaaddan.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-, Abriil 02, 2020; Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo, waxa uuna ku baaqay in si deg-deg ah oo shuruud la\u2019aan ah loo joojiyo colaadda iyo dhiigga macna la\u2019aanta ku daadanaya ee beelaha walaala ah dhexmaraya. \u201cInnaa Lillaahi waa inaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-417086","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417086","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=417086"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417086\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417087,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/417086\/revisions\/417087"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=417086"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=417086"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=417086"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}