{"id":416994,"date":"2020-04-01T19:44:40","date_gmt":"2020-04-01T16:44:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416994"},"modified":"2020-04-01T19:55:44","modified_gmt":"2020-04-01T16:55:44","slug":"gudooyiyaha-blfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geeridi-ku-timid-nuur-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudooyiyaha-blfs-oo-ka-tacsiyeeyay-geeridi-ku-timid-nuur-cadde\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha BJF Soomaaliya  oo ka tacsiyeey geeridi ku timid Nuur Cadde"},"content":{"rendered":"<p>Muqdiso:(SONNA):Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha ha u naxriistee Ra&#8217;isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Nuur Xasan Xuseen &#8221;Nuur Cadde oo ku geeriyooday Magaaladda London ee Dalka Britian.<\/p>\n<p>&#8216;Innaa lillaah wa innaa illeehi raajicuun rabi naxriistiisa jano haka waraabiyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan Allaha haka siiyo Ra&#8217;isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde waxa uu ahaa shaqsi qaali ah oo wax badan dalka usoo qabtay xili adagna dalka usoo shaqeeyay&#8221; ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Allaha ha u naxriistee Marxuum Nuur Cadde oo mudooyiinkii ugu dambeeyay degganaa magaalada London ee xarunta dalka Britain, wuxuu xilka Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya qabtay 22-kii November sanadkii 2007-dii,waxaana xilkaas u magacaabay madaxweynihii hore Cabdullaahi Yuusuf Axmed, oo hoggaaminayay dowladii kumeel gaarka ahayd.<\/p>\n<p>Nuur Xasan Xuseen &#8221;Nur Cadde&#8221; wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho sannadkii 1938-kii waxa uuna ku dhintay da&#8217;da 82-sano jir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdiso:(SONNA):Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha ha u naxriistee Ra&#8217;isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Nuur Xasan Xuseen &#8221;Nuur Cadde oo ku geeriyooday Magaaladda London ee Dalka Britian. &#8216;Innaa lillaah wa innaa illeehi raajicuun rabi naxriistiisa jano haka waraabiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410251,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416994","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416994"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":417000,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416994\/revisions\/417000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}