{"id":416947,"date":"2020-04-01T15:24:05","date_gmt":"2020-04-01T12:24:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416947"},"modified":"2020-04-01T15:24:05","modified_gmt":"2020-04-01T12:24:05","slug":"10-ka-waddan-ee-uu-saameynta-ugu-badan-u-gaystay-cudurka-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/10-ka-waddan-ee-uu-saameynta-ugu-badan-u-gaystay-cudurka-coronavirus\/","title":{"rendered":"10-Ka Waddan ee uu Saameynta Ugu badan u Gaystay Cudurka Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Halkan ka akhriso sida 10-ka dal ee Saameynta ugu badan ugu gaystay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus kaasi oo adduunka oo dhan ku yeeshay culeys dhaqaale iyo mid bushaba.<\/p>\n<p>1- Talyaaniga ayaa hoggaaminaya liiska dalka uu sida ba,an uu saameeyay COVID-19, waxaana ilaa hada la diiwaan geliyay 105,792 kiis, iyo 12,428 dhimasho ah<\/p>\n<p>2- Spain ayaa noqonaya dalka labaad ee dhimashada ugu badan ee COVID-19 laga diiwaan geliyay, waxaa u dhintay Fayruskaan 9,053, halka 102,136 laga helay calaamadihiisa.<\/p>\n<p>3- Kaalinta saddexaad waxaa ku jiro dalka uu cudurka ka dilaacay ee China, balse hada ka yaraaday, waxaa u dhintay 3,312 halka uu soo ritay 81, 554.<\/p>\n<p>4- Kaalinta afaraad waxaa ku jira dalka dhaca galbeedka Asia ee Iran, waxaa calaamadaha cudurkaan laga helay 47,593, halka ay u dhinteen in ka badan 3,036<\/p>\n<p>5- Kaalinta 5-aad waxaa ku jira France oo diiwaan gelisay 52,128 iyo 3,523 dhimasho ah.<\/p>\n<p>6- Mareykanka ayaa noqonaya dalka ugu saameynta badan marka loo eego tirada dadka uu ku dhacay corona, oo gaareyso 188,639 halka ay u dhinteen ku dhawaad 4,059 ruux.<\/p>\n<p>7- Nederlands tirada dadka u dhintay ayaa gaarayso 1,173, halka 13,614 uu ku dhacay.<\/p>\n<p>8- Germany waxaa cudurka Coronavirus u dhintay 793, halka 72,914 uu ku dhacay.<\/p>\n<p>9- Belgium 828 ayaa u dhintay Coronavirus, waxaa uuna ku dhacay 13,964.<\/p>\n<p>10- Switzerland ayaa liiska 10 aad kaga jirto wadamada uu sida ba,aan u saameeyay Coronavirus, waxaa uuna ku dhacay 16, 605, halka ay u dhinteen 433.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Halkan ka akhriso sida 10-ka dal ee Saameynta ugu badan ugu gaystay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus kaasi oo adduunka oo dhan ku yeeshay culeys dhaqaale iyo mid bushaba. 1- Talyaaniga ayaa hoggaaminaya liiska dalka uu sida ba,an uu saameeyay COVID-19, waxaana ilaa hada la diiwaan geliyay 105,792 kiis, iyo 12,428 dhimasho ah 2- Spain [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416948,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416947","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416947","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416947"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416947\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416949,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416947\/revisions\/416949"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416947"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416947"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416947"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}