{"id":416910,"date":"2020-04-01T12:02:49","date_gmt":"2020-04-01T09:02:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416910"},"modified":"2020-04-01T12:20:38","modified_gmt":"2020-04-01T09:20:38","slug":"wasiir-maareeye-oo-ummadda-soomaaliyeed-uga-tacsiyeeyay-geeridii-nuur-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-maareeye-oo-ummadda-soomaaliyeed-uga-tacsiyeeyay-geeridii-nuur-cadde\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii Nuur cadde"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta XFS mudane, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya\u00a0 Allaha u naxariistee , Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) oo saaka ku geeriyooday Magaalada London ee Dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta ayaa ku tilmaamay Nuur cadde in uu ahaa halyeey usoo shaqeeyay Ummadda Soomaaliyeed xilli adag.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Nuur cadde ayaa labadii Todobaad ee lasoo dhaafay la xanuunsanayay cudurka Corona virus, isagoo ku jiray Isbitaalka Kings College eek u yaalla Magaalada London.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta XFS mudane, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya\u00a0 Allaha u naxariistee , Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) oo saaka ku geeriyooday Magaalada London ee Dalka Ingiriiska. Wasiirka Warfaafinta ayaa ku tilmaamay Nuur cadde in uu ahaa halyeey usoo shaqeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416914,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416910","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416910","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416910"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416910\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416916,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416910\/revisions\/416916"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416914"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416910"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416910"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416910"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}