{"id":416879,"date":"2020-04-01T09:48:42","date_gmt":"2020-04-01T06:48:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416879"},"modified":"2020-04-01T09:48:42","modified_gmt":"2020-04-01T06:48:42","slug":"ciidamada-xoogga-oo-fashiliyay-qaraxyo-lagu-soo-xirrray-xoolo-nool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-oo-fashiliyay-qaraxyo-lagu-soo-xirrray-xoolo-nool\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga oo fashiliyay qaraxyo lagu soo xirrray xoolo nool"},"content":{"rendered":"<p>Janaale.(SONNA),,,Ciidanka xooggaa dalka ee ku sugan deegaanka Janaale ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan qaraxyo kooxaha argagixisada Al0shabaab ay ku soo xireen \u00a0labo neef oo Lo\u2019ah.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa sidoo kale ku guuleeystay in shacabka degaanka ay ka badbaadiyaan walxahaasi qarxa ee la doonaaayey in loo adeegsado xayawaanka dad la noolka ah,sida ay warbaahinta dowladda u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidamad.<\/p>\n<p>Degaanka waxaa maalmihii la soo dhaafay ku sugan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S\/guuto Odawaa Yuusuf Raage kaasi oo ku howlan dar dargalinta howlgalada ciidanka Xoogga Dalka argagixisada Dalka uga xoreeynayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Janaale.(SONNA),,,Ciidanka xooggaa dalka ee ku sugan deegaanka Janaale ayaa ku guuleystay in ay ka hortagaan qaraxyo kooxaha argagixisada Al0shabaab ay ku soo xireen \u00a0labo neef oo Lo\u2019ah. Ciidamada ayaa sidoo kale ku guuleeystay in shacabka degaanka ay ka badbaadiyaan walxahaasi qarxa ee la doonaaayey in loo adeegsado xayawaanka dad la noolka ah,sida ay warbaahinta dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":416880,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416879","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416879","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416879"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416881,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416879\/revisions\/416881"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416880"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}