{"id":416700,"date":"2020-03-29T14:29:48","date_gmt":"2020-03-29T11:29:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416700"},"modified":"2020-03-29T18:11:50","modified_gmt":"2020-03-29T15:11:50","slug":"taliska-cxds-oo-ka-war-bixiyay-howl-galkii-dhowaan-ka-dhacay-degaanka-jannaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-cxds-oo-ka-war-bixiyay-howl-galkii-dhowaan-ka-dhacay-degaanka-jannaale\/","title":{"rendered":"Taliska CXD Soomaaliyeed oo ka war-bixiyay qasaarihii Al-Shabaab lagu gaarsiiyay howl-galkii Jannaale"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kornayl, Cabdiqani Ashkir Cali oo ah Afhayeenka Ciidaanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee hoggaaminaysa howl-gallada ka socda Shabeellada hoose ayaa sheegay in ay dileen 142 Qof oo ka mid ahaa Malleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Cabdiqani Ashkir oo la hadlayay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa intaas ku daray in 29 ruux ay dhaawaceen ,halka 18 kalana ay xabsiga dhigeen.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka ayaa 1,500 oo Qoys u fidiyay gargaar kala duwan intii uu howl-galku socday, kuwaas oo ka cararay iska hor imaadyadii halkaasi ka dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Kornayl, Cabdiqani Ashkir Cali oo ah Afhayeenka Ciidaanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee hoggaaminaysa howl-gallada ka socda Shabeellada hoose ayaa sheegay in ay dileen 142 Qof oo ka mid ahaa Malleeshiyada Al-Shabaab. Cabdiqani Ashkir oo la hadlayay warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa intaas ku daray in 29 ruux ay dhaawaceen ,halka 18 kalana ay xabsiga dhigeen. Ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416701,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416700"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416707,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416700\/revisions\/416707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}