{"id":416640,"date":"2020-03-28T12:26:02","date_gmt":"2020-03-28T09:26:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416640"},"modified":"2020-03-28T12:26:44","modified_gmt":"2020-03-28T09:26:44","slug":"xubno-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-lagu-dilay-gobolka-baay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xubno-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-lagu-dilay-gobolka-baay\/","title":{"rendered":"Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay Gobolka Baay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Laba xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo ka dhacday degaanka Buulo Fullaay ee Gobolka Baay.<\/p>\n<p>Duqeyntan oo ay iska kaashanayeen Ciidanka xoogga Dalka iyo howl-galka Maraykanka Africa ee (Africom) ayaa u dhacday sidii loogu tala galay, mana jirto Qof Shacab ah oo ay waxyeello kasoo gaadhay. sida lagu sheegay warbixin ay weerarkan kasoo saareen Dowladda Soomaaliya iyo Africom.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa lagu sheegay in Sanadkan oo keliya Al-Shabaab laga dilay 29 horjooge, ka dib duqeymo ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo howl-galka Africom.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Laba xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo ka dhacday degaanka Buulo Fullaay ee Gobolka Baay. Duqeyntan oo ay iska kaashanayeen Ciidanka xoogga Dalka iyo howl-galka Maraykanka Africa ee (Africom) ayaa u dhacday sidii loogu tala galay, mana jirto Qof Shacab ah oo ay waxyeello kasoo gaadhay. sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416656,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416640","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416640"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416657,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416640\/revisions\/416657"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}