{"id":416627,"date":"2020-03-27T12:34:26","date_gmt":"2020-03-27T09:34:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416627"},"modified":"2020-03-27T12:35:15","modified_gmt":"2020-03-27T09:35:15","slug":"soomaaliya-oo-laga-helay-kiiskii-saddexaad-ee-xanuunka-coronovirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-laga-helay-kiiskii-saddexaad-ee-xanuunka-coronovirus\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo laga helay Kiiskii Saddexaad ee xanuunka Coronovirus"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Drs; Fowziya Abiikar Nuur oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijisay inuu jiro Kiiska Saddexaad ee Cudurka Covid-19.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegtay in xanuunkan laga helay Qof Ajanabi ah oo ka tirsan shaqaalaha ka howl-gala xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraal lagu daabacay bogga Twitter-ka ee Qaramada midoobay ayaa lagu sheegay in Xubin ka tirsan shaqaalaheeda Soomaaliya laga helay xanuunka Coronovirus.<\/p>\n<p>Qaramada midoobay ayaa sheegtay in ay Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ka taageerayso sidii loo xakamyn lahaa faafidda cudurka halista ah ee Corona.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Drs; Fowziya Abiikar Nuur oo la hadashay warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijisay inuu jiro Kiiska Saddexaad ee Cudurka Covid-19. Wasiirka ayaa sheegtay in xanuunkan laga helay Qof Ajanabi ah oo ka tirsan shaqaalaha ka howl-gala xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho. Sidoo kale qoraal lagu daabacay bogga Twitter-ka ee Qaramada midoobay ayaa lagu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416628,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416627","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416627","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416627"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416627\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416629,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416627\/revisions\/416629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416628"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}