{"id":416607,"date":"2020-03-26T19:05:13","date_gmt":"2020-03-26T16:05:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416607"},"modified":"2020-03-26T19:05:13","modified_gmt":"2020-03-26T16:05:13","slug":"raiisul-wasaare-kheyre-oo-alle-uga-baryay-in-uu-caafimaad-siiyo-raiisul-wasaarihii-hore-ee-dalka-nuur-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-kheyre-oo-alle-uga-baryay-in-uu-caafimaad-siiyo-raiisul-wasaarihii-hore-ee-dalka-nuur-cadde\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre oo Alle uga baryay in uu caafimaad siiyo Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Nuur cadde"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Alle uga baryay in uu caafimaad deg deg hah siiyo Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Nuur Xasan Xuseen \u201cNuur cadde\u201d oo ku xanuunsan magaalada London ee cariga Ingiriiska.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa bartiisa ku qoray \u201cWaxaan Alle ka baryayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo Ra\u2019iisul Wasaarahii hore ee dalka, mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku xanuunsanaya London. Waxaan khadka teleefanka kula hadlay qoyskiisa aniga oo gaarsiiyay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin\u201d.<\/p>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<div class=\"td-module-meta-info\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Alle uga baryay in uu caafimaad deg deg hah siiyo Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Nuur Xasan Xuseen \u201cNuur cadde\u201d oo ku xanuunsan magaalada London ee cariga Ingiriiska. Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa bartiisa ku qoray \u201cWaxaan Alle ka baryayaa inuu caafimaad degdeg ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416608,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416607","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416607"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416609,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416607\/revisions\/416609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}