{"id":416596,"date":"2020-03-26T14:10:02","date_gmt":"2020-03-26T11:10:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416596"},"modified":"2020-03-26T14:15:01","modified_gmt":"2020-03-26T11:15:01","slug":"dowladda-qadar-oo-soo-dhaweysay-deyn-cafinta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-qadar-oo-soo-dhaweysay-deyn-cafinta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Dowladda Qatar  oo soo dhaweysay  deyn-cafinta Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Qadar ayaa \u00a0soo dhoweysay go&#8217;aanka Hay&#8217;adda Lacagta Adduunka iyo Bangiga Adduunka ee\u00a0 la xiriiray arrimaha deyn cafinta Soomaaliya, si loo dhiirigeliyo waddamada la dhibaateysan deymaha.<\/p>\n<p>Dowladda Qadar waxay carrabka ku adkeysay in go\u2019aankani yahay tallaabo muhiim ah oo Soomaaliya\u00a0 hore u qaaday si ay u gaarto xasillooni iyo barwaaqo.<\/p>\n<p>Dowladda Qadar ayaa ugu hambalyeysay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed go&#8217;aankan iyo dadaallada degdegga ah ee ay sameeyeen si ay u gaaraan marxaladdan deyn bixinta ah.<\/p>\n<p>Bayaan ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qadar soo saartay ayaa lagu yiri\u201d Dowlada Qadar waxay waligeedba aheyd mid ku faanta dadaalada horumarineed ee ka socday Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay, isla markaana waxay la shaqeysay dowladda iyo dadka Soomaaliyeed, iyada oo loo marayo waddooyinka horumarineed ee maalgashiga kaabayaasha dhaqaalaha iyo in la abuuro fursado shaqo si loo helo xasilooni iyo horumaro mustaqbalka.<\/p>\n<p>Bayaanka ayaa intaa ku daray in go\u2019aankan muhiimka ah uu billoow u yahay marxalad cusub oo u soo hoyatay Soomaaliya, sidoo kalena \u00a0Qadar ay \u00a0sii wadi doonto garab istaagga shacabka Soomaaliyeed ee hiigsanaya mustaqbal wanaagsan iyo barwaaqo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Qadar ayaa \u00a0soo dhoweysay go&#8217;aanka Hay&#8217;adda Lacagta Adduunka iyo Bangiga Adduunka ee\u00a0 la xiriiray arrimaha deyn cafinta Soomaaliya, si loo dhiirigeliyo waddamada la dhibaateysan deymaha. Dowladda Qadar waxay carrabka ku adkeysay in go\u2019aankani yahay tallaabo muhiim ah oo Soomaaliya\u00a0 hore u qaaday si ay u gaarto xasillooni iyo barwaaqo. Dowladda Qadar ayaa ugu hambalyeysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416597,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416596","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416596","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416596"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416596\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416599,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416596\/revisions\/416599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416596"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416596"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416596"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}