{"id":416520,"date":"2020-03-24T20:11:36","date_gmt":"2020-03-24T17:11:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416520"},"modified":"2020-03-24T20:11:36","modified_gmt":"2020-03-24T17:11:36","slug":"guddiga-kmg-ah-ee-diyaarinta-xeerarka-dhamaystirka-sharciga-doorashooyinka-oo-guddoon-doortay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-kmg-ah-ee-diyaarinta-xeerarka-dhamaystirka-sharciga-doorashooyinka-oo-guddoon-doortay-sawirro\/","title":{"rendered":"Guddiga KMG ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka oo Guddoon doortay &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddiga wadajirka ku meelgaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo maanta yeeshay kulankoodii labaad ayaa ku doortay\u00a0 guddoomiye, guddoomiye ku xigeen iyo xoghayaha guddiga.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka mudane Cabdi-weli Shiekh Ibraahim Muudeey.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga wadajirka ku meelgaarka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa loo doortay xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow halka Guddomiye ku xigeenka guddiga loo doortay senator jawaahir Axmed cilmi iyadoo Xoghayaha guddigana loo doortay xildhibaan lufti shariif maxamed.<\/p>\n<p>Guddigaan oo ay horay u magacaabeen guddoomiyaasha labada aqal ee baarlamaanka dalka ayaa shaqadoodu tahay sida ay u soo dhamaystir lahaayeen xeerarka muhiimka u ah sharciga doorashooyinka qaranka oo ay horay u ansaxiyeen labada aqal ee baarlamaanka,isla markaana uu saxiixay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulllahi Maxamed Farmaajo.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka kobaad ee Golaha Shacabka Mudane Abdi-Weli Shiekh Ibraahim muudeey ayaa kula dardaarmay Guddiga wadajirka ku meelgaarka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka in ay soo dadajiyaan xeerarka muhiimka u ah sharciga doorashooyinka qaranka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416521\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90677042_802778926877840_6979994293259730944_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90677042_802778926877840_6979994293259730944_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90677042_802778926877840_6979994293259730944_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90677042_802778926877840_6979994293259730944_n.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416522\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90707980_802778723544527_1178787743283544064_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90707980_802778723544527_1178787743283544064_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90707980_802778723544527_1178787743283544064_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90707980_802778723544527_1178787743283544064_n.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416523\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90710735_802778706877862_173733162289987584_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90710735_802778706877862_173733162289987584_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90710735_802778706877862_173733162289987584_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90710735_802778706877862_173733162289987584_n.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416524\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90784613_802778630211203_2056060587590287360_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90784613_802778630211203_2056060587590287360_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90784613_802778630211203_2056060587590287360_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90784613_802778630211203_2056060587590287360_n.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416525\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90788798_802778656877867_7025025766932873216_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90788798_802778656877867_7025025766932873216_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90788798_802778656877867_7025025766932873216_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/90788798_802778656877867_7025025766932873216_n.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Guddiga wadajirka ku meelgaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo maanta yeeshay kulankoodii labaad ayaa ku doortay\u00a0 guddoomiye, guddoomiye ku xigeen iyo xoghayaha guddiga. Kulanka waxaa shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka mudane Cabdi-weli Shiekh Ibraahim Muudeey. Guddoomiyaha Guddiga wadajirka ku meelgaarka ah ee diyaarinta xeerarka dhamaystirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416525,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416520","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416520"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416527,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416520\/revisions\/416527"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}