{"id":416506,"date":"2020-03-24T16:10:45","date_gmt":"2020-03-24T13:10:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416506"},"modified":"2020-03-24T17:07:54","modified_gmt":"2020-03-24T14:07:54","slug":"ciidamada-kumaandooska-soomaaliya-oo-soo-qabtay-xubbin-sare-oo-ka-tirsan-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-kumaandooska-soomaaliya-oo-soo-qabtay-xubbin-sare-oo-ka-tirsan-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada kumaandooska  Soomaaliya oo  soo qabtay xubbin sare oo ka tirsan Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<div class=\"adn ads\" data-message-id=\"#msg-a:r-4766640870085019284\" data-legacy-message-id=\"1710c9ed44bf07df\">\n<div class=\"gs\">\n<div class=\"\">\n<div id=\":oe\" class=\"ii gt\">\n<div id=\":od\" class=\"a3s aXjCH \">\n<div dir=\"auto\">\n<div dir=\"auto\">Ciidamada kumaandooska ah ee Danab guutada 1-aad ayaa qaaddey weerer lagu soo qabtay xubbin sare oo ka tursan Alshabaab agagaarka magaalada Wanlaweyn.<\/div>\n<div dir=\"auto\">\u00a0 Dullaanka ayaa DFS iyo maamulgobeleedyada u ah guul weyn oo u soo hoyatay dhamaan xoogagga amniga Soomaaliyeed.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ciidan lugta ee ka socda Guutada 1-aad ayaa magaadalada galay amin habeen ah iyaga oo isticmaalaya hab isqarin ah oo ay ugu dhawaanayaan bartii loo socday.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Taasoo filanwaa kaga dhigtay Alshabaabkii argagaxisada ahaa oo isku dayey inuu baxsado. In guul laga gaaro hawlgal habeen dhaca waa waxa ugu adagee uu ciidan sameeyo meel walba oo aduunka.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Guushan laga soo hoyey hawlgalkan ayaa na tusanaysa sida ay kor ugu kacday awoodda Guutada 1-aad ee Danab maadaama ay gudanayaan hawlgallo aad u culus sida kan oo kale ah.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Qabashada BRAHIM MOHAMED ROOBLE,, oo ahaa canshuur ururiye iyo amniyaatka gobolka ayaa timi maalmo yar kadib markii\u00a0 Ciidanka Xoogga Dalka gacanta ku dhigeen madaxa sirdoonka gobolka Xasan Suuley taasoo daba joogta markii ciidamada wadajira ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, AMISOM iyo UPDF ay xoreeyeen magaalada Jannaale.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u00a0Ragga iyo dumarka aadka u tababaran ee ka tirsan Ciidanka Gaarka ah Danab, Xoogga Dalka, UPDF , AMISOM ayaa si aan nasasho alahayn usii cayrsanaya fuliyada argagaxisada ee Alshabaab oo had iyo jeer soo qaada falal argagaxiso oo ay ku cabsi galinayaan shacabka aan wax galabsan ee Soomaaliyeed.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Caawa nabad ku seexda. Ciidamada Garaka ah ee Danab ayaa heegan u ah in ay ilaaliyaan dadka Soomaaliyeed.\u201d<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"yj6qo\"><\/div>\n<div class=\"adL\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"hi\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"ajx\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"gA gt acV\">\n<div class=\"gB xu\">\n<div class=\"ip iq\">\n<div id=\":of\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada kumaandooska ah ee Danab guutada 1-aad ayaa qaaddey weerer lagu soo qabtay xubbin sare oo ka tursan Alshabaab agagaarka magaalada Wanlaweyn. \u00a0 Dullaanka ayaa DFS iyo maamulgobeleedyada u ah guul weyn oo u soo hoyatay dhamaan xoogagga amniga Soomaaliyeed. Ciidan lugta ee ka socda Guutada 1-aad ayaa magaadalada galay amin habeen ah iyaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416487,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416506","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416506","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416506"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416506\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416532,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416506\/revisions\/416532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416506"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416506"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416506"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}