{"id":416498,"date":"2020-03-24T15:21:32","date_gmt":"2020-03-24T12:21:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416498"},"modified":"2020-03-24T15:31:17","modified_gmt":"2020-03-24T12:31:17","slug":"416498-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/416498-2\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Hirshabeelle oo Maanta ansixiyay miisaaniyadda maamulkaasi ee 2020"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta oo Talaada ah cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaniyadda 2020-ka ee maamulkaasi oo ay soo diyaarisay Wasaarada maaliyadda iyo horumarinta dhaqalaha, taas oo gaareysa Toban iyo Afar milyan, toban kun sagaal boqol siddetan iyo afar dollar (14,10984.000 Us) .<\/p>\n<p>Kulanka lagu ansaxiyay miisaaniyadda sanadka 2020 ayaa waxaa si rasmi ah u soo xaadiray 51 xildhiban oo uu shir guddominay Guddomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamanka Hirshabelle Md Cabdi Xuseen Geeddi.<\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa horay u soo gudbisey Misaanadda Hir-Shabeelle ee sanadka 2020,waxaana soo ansixiyey Golaha Wasiirada Maamulkaas,kuwaas oo u soo gudbiyey Baarlamaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta oo Talaada ah cod aqlabiyad ah ku meel mariyay miisaniyadda 2020-ka ee maamulkaasi oo ay soo diyaarisay Wasaarada maaliyadda iyo horumarinta dhaqalaha, taas oo gaareysa Toban iyo Afar milyan, toban kun sagaal boqol siddetan iyo afar dollar (14,10984.000 Us) . Kulanka lagu ansaxiyay miisaaniyadda sanadka 2020 ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":416501,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416498","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416498"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416502,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416498\/revisions\/416502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}