{"id":416476,"date":"2020-03-24T09:15:07","date_gmt":"2020-03-24T06:15:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416476"},"modified":"2020-03-24T09:21:22","modified_gmt":"2020-03-24T06:21:22","slug":"roobkii-xilliga-guga-oo-ka-curtay-meelo-ka-mid-ah-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/roobkii-xilliga-guga-oo-ka-curtay-meelo-ka-mid-ah-dalka\/","title":{"rendered":"Roobabkii Xilliga Gu&#8217;ga oo ka curtay meelo ka mid ah Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Roobabkii Xilliga Gu&#8217;ga ayaa ka curtay deegaanno ka mid ah Gobolada Dalka, oo lagu diirsaday ayaa ka da&#8217;aya Magaalada Galkacyo iyo nawaaxigeeda tan iyo wixii ka danbeeyay 7:30 fiidnimo Xalay, sidoo kale waxaa meelo ka durugsan Magaalada laga maqlayaa Onkod aad u xoog badan sida uu soo sheegay Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Magaaladaasi, ma jiraan wax khasaare nafadeed iyo mid hantiyadeed oo uu geystay inta laga war hayo.<\/p>\n<p>Deegaanada kale ee laga soo sheegay Roobabka waxaa ka mid ah Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.iyo nawaaxigeeda, kaasi oo uu ka da&#8217;ayay\u00a0 wixii ka dambeeyay 9:00 fiidnimo ee Xalay, Wariyaha Gobolakaasi\u00a0 ilaa hadda ma sheegin wax khasaare nafadeed iyo mid hantiyadeed oo ay geystay Roobkaasi.<\/p>\n<p>Meelaha kale ee laga soo sheegay Roobka waxaa ka mid ah Degmada Caabudwaa ee Gobolka Galguduud, halkaasi oo uu ka da&#8217;ay Roob ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Roobabkii Xilliga Gu&#8217;ga ayaa ka curtay deegaanno ka mid ah Gobolada Dalka, oo lagu diirsaday ayaa ka da&#8217;aya Magaalada Galkacyo iyo nawaaxigeeda tan iyo wixii ka danbeeyay 7:30 fiidnimo Xalay, sidoo kale waxaa meelo ka durugsan Magaalada laga maqlayaa Onkod aad u xoog badan sida uu soo sheegay Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Magaaladaasi, ma jiraan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":416477,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416476","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416476"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416481,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416476\/revisions\/416481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}