{"id":416471,"date":"2020-03-24T08:54:34","date_gmt":"2020-03-24T05:54:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416471"},"modified":"2020-03-24T08:54:34","modified_gmt":"2020-03-24T05:54:34","slug":"qalab-caafimaad-oo-la-guddoonsiiyay-isbitaal-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qalab-caafimaad-oo-la-guddoonsiiyay-isbitaal-banaadir\/","title":{"rendered":"Qalab Caafimaad oo la guddoonsiiyay Isbitaal Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Qalab Caafimaad oo isugu jira sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa waxaa Wasaaradda Caafimaadka &amp; Daryeelka Bulshada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ku soo hagaajiyay Hey\u2019adda Tawakal oo ay soo wakiisheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Germany, kuwaasi oo qalabkani ugu talogalay in looga faa\u2019iideeyo bukaanada ku jira isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa qalabkan kala wareegay Hey\u2019adda Tawakal, waxAyna dhankooda ku sii wareejiyeyn maamulka isbitaalka Banaadir, si loogu adeego muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Hey\u2019adda la soo wakiishay ee Tawakal Xasan Xuseen Rooble ayaa sharaxay intauu ka koobanyahay qalabkaasi.<\/p>\n<p>Agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daaweynta Dr Abdulkadir Wehliye ayaa uga mahadceliyay dadkii soo dhiibay qalabkan iyo intii gacanta ka geystay, wuxuuna jaaliyadaha Soomaaliyeed ugu baaqay inay gacan ka geystaan sidii qalab dhameystiran loogu heli lahaa isbitaalada Dalka ee bulshada loogu adeego.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-416473\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-9-300x200.png\" alt=\"\" width=\"528\" height=\"352\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-9-300x200.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-9.png 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 528px) 100vw, 528px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-416474\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5-10-300x200.png\" alt=\"\" width=\"503\" height=\"335\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5-10-300x200.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5-10.png 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 503px) 100vw, 503px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Qalab Caafimaad oo isugu jira sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa waxaa Wasaaradda Caafimaadka &amp; Daryeelka Bulshada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ku soo hagaajiyay Hey\u2019adda Tawakal oo ay soo wakiisheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Germany, kuwaasi oo qalabkani ugu talogalay in looga faa\u2019iideeyo bukaanada ku jira isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":416472,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416471","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416471","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416471"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416471\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416475,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416471\/revisions\/416475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416471"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416471"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416471"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}