{"id":416442,"date":"2020-03-23T13:13:52","date_gmt":"2020-03-23T10:13:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416442"},"modified":"2020-03-23T13:36:23","modified_gmt":"2020-03-23T10:36:23","slug":"soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-dhex-dhexaad-ka-tahay-muranka-webiga-nile-ee-u-dhexeeya-masar-iyo-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-dhex-dhexaad-ka-tahay-muranka-webiga-nile-ee-u-dhexeeya-masar-iyo-itoobiya\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo sheegtay in ay dhex-dhexaad ka tahay muranka Webiga Nile ee u dhexeeya Masar iyo Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay muranka ku saabsan Webiga Nile ee u dhexeeya Dowladaha Masar iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Wasiir Axmed Ciise Cawad oo Garoowe kula hadlay saxaafadda ayaa sheegay in Soomaaliya ay dhex-dhexaad ka tahay muranka la xiriira arrimaha Webiga Nile, isla markaana aysan u yeeri karin Labada dhinac.<\/p>\n<p>Masar iyo Itoobiya ayaa waxaa ka dhaxeeya Khilaaf ku addan Wabiga Nile oo ay Itoobiya dooneyso Biyo xireenka ay sameysatay inay Albaabada u furto, \u00a0Murankaas oo saameyn ku yeeshay Dalalka geeska Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay muranka ku saabsan Webiga Nile ee u dhexeeya Dowladaha Masar iyo Itoobiya. Wasiir Axmed Ciise Cawad oo Garoowe kula hadlay saxaafadda ayaa sheegay in Soomaaliya ay dhex-dhexaad ka tahay muranka la xiriira arrimaha Webiga Nile, isla markaana aysan u yeeri karin Labada dhinac. Masar iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416443,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416442","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416442","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416442"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416442\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416447,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416442\/revisions\/416447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416442"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416442"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416442"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}