{"id":416369,"date":"2020-03-22T12:34:00","date_gmt":"2020-03-22T09:34:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416369"},"modified":"2020-03-22T13:46:01","modified_gmt":"2020-03-22T10:46:01","slug":"gudoomiyaha-arimaha-bulshada-gobolka-banaadir-oo-booqatay-xarunta-loogu-talagalay-in-lagu-karantiilo-dadka-uu-soo-rito-cudurka-covid19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gudoomiyaha-arimaha-bulshada-gobolka-banaadir-oo-booqatay-xarunta-loogu-talagalay-in-lagu-karantiilo-dadka-uu-soo-rito-cudurka-covid19\/","title":{"rendered":"Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir oo booqatay xarunta loogu talagalay in lagu karantiilo Dadka uu soo rito Cudurka COVID19"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir oo booqatay xarunta loogu talagalay in lagu karantiilo Dadka uu soo rito Cudurka COVID19<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta kaaran ee Hubinta Bedqabka Dadweynaha, halkaas oo loogu talagalay in lagu karantiilo Dadka uu soo Rito Cudurka COVID 19.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta xaruntaasi geeyay shaqaale ka tirsan waaxda nadaafadda Dowladda Hoose ee Xamar, kuwaas oo loo diyaariyay tababar ku saabsan Nadaafadda looga baahan yahay xarunta karaantiilka iyo sidii ay iska ilaalinaya halista cudurkaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-416371\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/hara4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"518\" height=\"345\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/hara4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/hara4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/hara4.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 518px) 100vw, 518px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-416372\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/hara2-300x262.jpg\" alt=\"\" width=\"418\" height=\"365\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/hara2-300x262.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/hara2-768x671.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/hara2.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 418px) 100vw, 418px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Gobolka Banaadir oo booqatay xarunta loogu talagalay in lagu karantiilo Dadka uu soo rito Cudurka COVID19 Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta kaaran ee Hubinta Bedqabka Dadweynaha, halkaas oo loogu talagalay in lagu karantiilo Dadka uu soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":416370,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416369","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416369","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416369"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416380,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416369\/revisions\/416380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}