{"id":416352,"date":"2020-03-22T08:38:38","date_gmt":"2020-03-22T05:38:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416352"},"modified":"2020-03-22T08:38:38","modified_gmt":"2020-03-22T05:38:38","slug":"ciidanka-xds-oo-gacanta-ku-soo-dhigay-madaxii-sirdoonka-al-shabaab-ee-gobolka-shabeelaha-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-oo-gacanta-ku-soo-dhigay-madaxii-sirdoonka-al-shabaab-ee-gobolka-shabeelaha-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS oo gacanta ku soo dhigay Madaxii Sirdoonka Al-shabaab ee Gobolka Shabeelaha hoose"},"content":{"rendered":"<p>Janaale(SONNA)&#8211;Ciidanka Xoogga Dalka ayaa shalay gacanta ku soo dhigay Madaxii Sirdoonka Al-Shabaab ee Gobolka Shabeelaha hoose,<br \/>\nkadib howlgalo amniga lagu xaqiijinayo oo ay Ciidanka Xoogga dalka ka sameeyeen deegaanka Janaale iyo nawaaxigiisa ayay ku soo qabteen horjoogihii Maleshiyaadka Al-shabaab u qaabilsanaa gobolka shabeelaha hoose iyo labo maleeshiyaad ah oo la socday.<\/p>\n<p>Horjoogaha Argagixisada u qaabilsanaa Sirdoonka Shabeelaha hoose ayaa lagu magacaabaa Xasan Suleyt magaciisa afgarashada ayaa loogu yeeraa (Xasan Ganeey).<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogg Dalka S\/guut Cabdixamiid Maxamed oo ku sugan deegaanka Janaale ayaa Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in horjoogahaani ciidanka in ay ka soo qabteen Janaale, isagoo dhuumaaleeysanaya kadib howlgalo ciidanka ay ka wadaan Janaale iyo nawaaxigiisa.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa tilmaamay in haatan ay korortay wada shaqeeynta ciidanka iyo dadka deegaanka, taasi oo suuragaliyay in cadawga laga helo xog badan lana soo qabto horjoogayaal iyo maleeshiyaad .<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-416353\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/7-6-279x300.jpg\" alt=\"\" width=\"438\" height=\"471\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/7-6-279x300.jpg 279w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/7-6-768x826.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/7-6.jpg 893w\" sizes=\"auto, (max-width: 438px) 100vw, 438px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Janaale(SONNA)&#8211;Ciidanka Xoogga Dalka ayaa shalay gacanta ku soo dhigay Madaxii Sirdoonka Al-Shabaab ee Gobolka Shabeelaha hoose, kadib howlgalo amniga lagu xaqiijinayo oo ay Ciidanka Xoogga dalka ka sameeyeen deegaanka Janaale iyo nawaaxigiisa ayay ku soo qabteen horjoogihii Maleshiyaadka Al-shabaab u qaabilsanaa gobolka shabeelaha hoose iyo labo maleeshiyaad ah oo la socday. Horjoogaha Argagixisada u qaabilsanaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":416294,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416352","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416352","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416352"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416354,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416352\/revisions\/416354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}