{"id":416308,"date":"2020-03-21T10:26:46","date_gmt":"2020-03-21T07:26:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416308"},"modified":"2020-03-21T14:59:56","modified_gmt":"2020-03-21T11:59:56","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-dilay-ajaaniib-ka-tirsanayd-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-dilay-ajaaniib-ka-tirsanayd-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga Dalka oo dilay Ajaaniib ka tirsanayd Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Howl-gallo qorsheysan oo ay Ciidanka xoogga Dalka ka fuliyeen Saacadihii lasoo dhaafay degaanka Buulo-guduud oo u dhow Magaalada Kismaayo ayaa lagu dilay 27 xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 16-aad ee Kumaandooska xoogga Dalka G\/le, Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ay sidoo kale fashiliyeen Laba Gaari oo noocoodu yahay UD, kuwaasoo ay ku diyaarinayeen qaraxyo ay Argagixisadu doonaysay in ay ku dhibaateeyaan\u00a0 Shacabka ku dhaqan Gobolka Jubbada hoose.<\/p>\n<p>Xubnaha ay dileen Ciidanka xoogga Dalka ayuu sheegay Taliyuhu in ay isugu jireen Malleeshiyaad iyo Horjoogayaal ay ka mid ahaayeen ajaaniib.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo-(SONNA)-Howl-gallo qorsheysan oo ay Ciidanka xoogga Dalka ka fuliyeen Saacadihii lasoo dhaafay degaanka Buulo-guduud oo u dhow Magaalada Kismaayo ayaa lagu dilay 27 xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab. Taliyaha Guutada 16-aad ee Kumaandooska xoogga Dalka G\/le, Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ay sidoo kale fashiliyeen Laba Gaari oo noocoodu yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416309,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416308","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416308","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416308"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416308\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416341,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416308\/revisions\/416341"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416309"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}