{"id":416297,"date":"2020-03-21T09:33:20","date_gmt":"2020-03-21T06:33:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416297"},"modified":"2020-03-21T10:35:33","modified_gmt":"2020-03-21T07:35:33","slug":"kala-hadlay-iskaashiga-qorshaha-ka-hortagga-faafidda-caabuqa-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kala-hadlay-iskaashiga-qorshaha-ka-hortagga-faafidda-caabuqa-covid-19\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Kheyre oo la kulmay rugta ganacsiga Soomaaliyeed+Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamahuuriyadda mudane; Xasan Cali Khayre ayaa Xalay Xafiiskiisa ku qaabbilay rugta ganacsiga Soomaaliyeed, isagoo kala hadlay sida la iskaga kaashan karo ka hortagga faafidda caabuqa COVID-19.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay inaysan haba yaraatee wax saameyn ah ku yeelan maciishadda tallaabooyinka looga hortagayo faafidda caabuqan, isla markaana ay dowladdu kala shaqeyneyso ganacsatada fududeynta waxyaabaha muhiimka u ah nolosha bulshada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaraaha ayaa ganacsatada Soomaaliyeed uga mahadceliyay sida ay qeybta uga qaateen dedaallada looga hortagayo faafidda caabuqa COVID-19.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay qeyb ka ahaayeen mas&#8217;uuliyiinta hay\u2019adaha dowladda ee ku howlan howsha ka hortagga COVID-19 oo soo bandhigay warbaxin ka hadlaysa waxyaabaha qabsoomay iyo qorshayaasha looga gaashaamanayo COVID-19.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-416305 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5295-1.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5295-1.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5295-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5295-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5295-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-416306 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5302-2.jpg\" alt=\"\" width=\"5472\" height=\"3648\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5302-2.jpg 5472w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5302-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5302-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/BG5I5302-2-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 5472px) 100vw, 5472px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Jamahuuriyadda mudane; Xasan Cali Khayre ayaa Xalay Xafiiskiisa ku qaabbilay rugta ganacsiga Soomaaliyeed, isagoo kala hadlay sida la iskaga kaashan karo ka hortagga faafidda caabuqa COVID-19. Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay inaysan haba yaraatee wax saameyn ah ku yeelan maciishadda tallaabooyinka looga hortagayo faafidda caabuqan, isla markaana ay dowladdu kala shaqeyneyso ganacsatada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416298,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416297","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416297","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416297"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416297\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416307,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416297\/revisions\/416307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416298"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416297"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416297"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416297"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}