{"id":416278,"date":"2020-03-20T13:44:35","date_gmt":"2020-03-20T10:44:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416278"},"modified":"2020-03-20T13:51:59","modified_gmt":"2020-03-20T10:51:59","slug":"horjoogayaal-lagu-dilay-how-gal-ka-dhacay-nawaaxiga-jannaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjoogayaal-lagu-dilay-how-gal-ka-dhacay-nawaaxiga-jannaale\/","title":{"rendered":"Horjoogayaal lagu dilay how-gal ka dhacay nawaaxiga Jannaale"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS, S\/guuto; C\/xamiid Maxamed Dirir, ayaa sheegay in weerar ka dhacay nawaaxiga Jannaale lagu dilay, Muxyidiin Sheekh Cabdi (Al-anzaari) oo Al-Shabaab u qaabbilsanaa Jannaale iyo Aw-dheegle iyo Laba kale oo uu sheegay in ay dib ka baahin doonaan Magacyadooda.<\/p>\n<p>Taliyaha oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howl-galka\u00a0 uu Xalay ka dhacay ka dhacay degaanno ku dhow-dhow Jannaale, halkaas oo ay u firxadeen nabad-diidku markii looga itaal roonaaday weerar qorsheysan oo Ciidanku ka fuliyeen halkaasi.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Taliyuhu in ay Shacabka kusoo wargeliyeen goobaha ay ku dhuumaalaysanayeen firxadka Al-Shabaab, haatanna ay kusii raad-joogaan haraadigooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS, S\/guuto; C\/xamiid Maxamed Dirir, ayaa sheegay in weerar ka dhacay nawaaxiga Jannaale lagu dilay, Muxyidiin Sheekh Cabdi (Al-anzaari) oo Al-Shabaab u qaabbilsanaa Jannaale iyo Aw-dheegle iyo Laba kale oo uu sheegay in ay dib ka baahin doonaan Magacyadooda. Taliyaha oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in howl-galka\u00a0 uu Xalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416278","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416278"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416279,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416278\/revisions\/416279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}