{"id":416265,"date":"2020-03-20T10:15:09","date_gmt":"2020-03-20T07:15:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416265"},"modified":"2020-03-20T10:18:17","modified_gmt":"2020-03-20T07:18:17","slug":"soomaaliya-iyo-yemen-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dowladood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-yemen-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dowladood\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Yemen oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada Dowladood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisoho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha arrimaha dibedda iyo iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Mudane; Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Yemen u jooga Soomaaliya, Fadal Ali Ahmed Alhanik, iyagoo ka wada hadlay adkaynta xiriirka iyo iskaashiga arrimaha siyaasadda iyo xoojinta nabadgelyada Labada Dal.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa sidoo kale ka wda xaajooday xaaladihii ugu dambeeyay ee Gobolka iyo \u00a0Dunida ee Labada Dal ay danaynayaan.<\/p>\n<p>Marin Biyoodka ay wadaagaan Labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Yemen ayaa waxaa isaga goosha Maraakiibta ugu badan ee Caalamka, iyadoo ay Ciidamada NATO ku leeyihiin goobo ka mid ah Bariga Afrika fariisimo ay kala socdaan dhaq-dhaqaaqyada Kooxaha Burcad badeedda iyo Argagixisada oo Labada Dalba saamayn ku leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisoho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha arrimaha dibedda iyo iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Mudane; Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Yemen u jooga Soomaaliya, Fadal Ali Ahmed Alhanik, iyagoo ka wada hadlay adkaynta xiriirka iyo iskaashiga arrimaha siyaasadda iyo xoojinta nabadgelyada Labada Dal. Labada mas\u2019uul ayaa sidoo kale ka wda xaajooday xaaladihii ugu dambeeyay ee Gobolka iyo \u00a0Dunida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416266,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416265","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416265"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416269,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416265\/revisions\/416269"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}