{"id":416249,"date":"2020-03-19T19:16:30","date_gmt":"2020-03-19T16:16:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416249"},"modified":"2020-03-19T21:08:05","modified_gmt":"2020-03-19T18:08:05","slug":"ciidanka-xoogga-oo-kaabiga-ku-haya-degmooyinka-kuntu-waareey-iyo-sablaale-ee-gobolka-shabeelaha-hoose-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-kaabiga-ku-haya-degmooyinka-kuntu-waareey-iyo-sablaale-ee-gobolka-shabeelaha-hoose-sawirro\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo Kaabiga ku haya Degmooyinka Kuntu-waareey iyo Sablaale ee Gobolka Shabeelaha hoose &#8220;Sawirro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Maleeshiyaadka Argagixisada Alshabaab ayaa bilaabay inay isaga cararaan Degmooyinka kuntuwaareey iyo Sablaale, kadib markii ciidanka xoogga dalka ay halkaasi ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kuwaasi oo ujeedkoodu yahay siddii argagixisada looga saari lahaa guud ahaan gobolka Shabeelaha hoose.<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga dalka ayaa nawaaxiga degmooyinka kuntu-waareey iyo sablaale ka bilaabay howlgalo lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyaadka baxsadka ah ee Alshabaab, kuwaasi oo inta badan haatan faarujiyay degmoyinkaasi, sida uu Idaacadda Codka Ciidamada Qalabka Sida u sheegay S\/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kus ugan deegaanka Janaale oo dhawaan laga saaray argagixisada.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in maleeshiyaadkii ka cararay kuntu-waareey iyo sablaale ay gaareen gobolka Jubbada dhexe, ayna uga daba tagi doonaan.<\/p>\n<p>Geesiyaasha Ciidanka xoogga dalka oo kordhiyay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada Alshabaab ayaa dhowaan ka saaray deegaanka Janaale oo kamid ah meelaha ugu muhiimsan gobolka shabeelaha hoose.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416250\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/846e7c1a-a73d-4c64-9219-322001d28844-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/846e7c1a-a73d-4c64-9219-322001d28844-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/846e7c1a-a73d-4c64-9219-322001d28844.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416251\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2718d745-783f-4240-b156-b946c850dd6a-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2718d745-783f-4240-b156-b946c850dd6a-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/2718d745-783f-4240-b156-b946c850dd6a.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416252\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/e31fed9d-9e17-47dc-9934-dc30a2cd40a7-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/e31fed9d-9e17-47dc-9934-dc30a2cd40a7-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/e31fed9d-9e17-47dc-9934-dc30a2cd40a7.jpg 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Maleeshiyaadka Argagixisada Alshabaab ayaa bilaabay inay isaga cararaan Degmooyinka kuntuwaareey iyo Sablaale, kadib markii ciidanka xoogga dalka ay halkaasi ka bilaabeen dhaq-dhaqaaqyo ciidan, kuwaasi oo ujeedkoodu yahay siddii argagixisada looga saari lahaa guud ahaan gobolka Shabeelaha hoose. Ciidanka xoogga dalka ayaa nawaaxiga degmooyinka kuntu-waareey iyo sablaale ka bilaabay howlgalo lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyaadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416251,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416249","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416249"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416263,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416249\/revisions\/416263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416251"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}