{"id":416234,"date":"2020-03-19T16:52:39","date_gmt":"2020-03-19T13:52:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416234"},"modified":"2020-03-19T16:52:39","modified_gmt":"2020-03-19T13:52:39","slug":"wasaaradda-shaqada-xfs-oo-hakisay-xaadiridda-xafiisyada-shaqaalaha-dowladda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-shaqada-xfs-oo-hakisay-xaadiridda-xafiisyada-shaqaalaha-dowladda\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Shaqada XFS oo Hakisay xaadiridda xafiisyada Shaqaalaha Dowladda."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ayaa ku wargelisay hay\u2019adaha dowladda in muddo ku eg 1da bisha April la hakiyay xaadiridda xafiisyada Shaqaalaha Dowladda , marka laga reebo maamulka iyo howlwadeennada aan looga maarmin xafiisyada, si looga hortaggo faafida fayruska COVID- 19.<\/p>\n<p>Shaqaalaha caafimaad ayaan iyagu ku jirin hakinta, si ay u gutaan howl maalmeedkooda iyo la tacaalida faafida.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416235\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/RRRRRR-204x300.jpg\" alt=\"\" width=\"204\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/RRRRRR-204x300.jpg 204w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/RRRRRR-695x1024.jpg 695w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/RRRRRR.jpg 733w\" sizes=\"auto, (max-width: 204px) 100vw, 204px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ayaa ku wargelisay hay\u2019adaha dowladda in muddo ku eg 1da bisha April la hakiyay xaadiridda xafiisyada Shaqaalaha Dowladda , marka laga reebo maamulka iyo howlwadeennada aan looga maarmin xafiisyada, si looga hortaggo faafida fayruska COVID- 19. Shaqaalaha caafimaad ayaan iyagu ku jirin hakinta, si ay u gutaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410891,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416234","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416234","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416234"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416236,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416234\/revisions\/416236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}