{"id":416207,"date":"2020-03-19T12:15:14","date_gmt":"2020-03-19T09:15:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416207"},"modified":"2020-03-19T12:15:14","modified_gmt":"2020-03-19T09:15:14","slug":"gal-mudug-oo-u-diyaargaroobaysa-ka-hortagga-covid19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/gal-mudug-oo-u-diyaargaroobaysa-ka-hortagga-covid19\/","title":{"rendered":"Gal-Mudug oo u diyaargaroobaysa ka hortagga COVID19"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #000000; font-family: Times New Roman;\">Dh\/Mareeb -(SONNA)-Shir deg deg ah oo looga Arinsanayo diyaargarowga ka hortaga Covid-19 oo u dhexeeya Wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo hay&#8217;adaha Caafimaadka, Nafaqada iyo Nadaafada ee Galmudug ayaa hada ka furmay Magaalada Dhusamareeb ee xarunta Galmudug.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><span style=\"color: #000000; font-family: Times New Roman;\">Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Gal-mudug Dr C\/wali Axmed Maxamuud ayaa Shirkaan furay, waxuuna sheegay ina ujeedka kulanka yahay sidii loo samayn lahaa ka hortag looga Gaashaamanayo Faafitaanka Covid-19 ka maadaama kiiskii ugu horeeyey laga diiwaan galiye dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000; font-family: Times New Roman;\">\u00a0<\/span><span style=\"color: #000000; font-family: Times New Roman;\">Dhinaca kale Agaasimuhu wuxuu sheegay in la diyaarinayo koox Caafimaad oo magaalada Muqdisho u aadi dootna Tababar\u00a0 ay ku qaadan doonaan sida loo sameeyo ka hortagga, waxa uuna xusay in dhowaan qalabka baaritaan cudurka COVID 19 la soo gaarsiin doono Galmudug.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dh\/Mareeb -(SONNA)-Shir deg deg ah oo looga Arinsanayo diyaargarowga ka hortaga Covid-19 oo u dhexeeya Wasaarada Caafimaadka Galmudug iyo hay&#8217;adaha Caafimaadka, Nafaqada iyo Nadaafada ee Galmudug ayaa hada ka furmay Magaalada Dhusamareeb ee xarunta Galmudug. \u00a0Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka Gal-mudug Dr C\/wali Axmed Maxamuud ayaa Shirkaan furay, waxuuna sheegay ina ujeedka kulanka yahay sidii loo samayn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416208,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416207","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416209,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416207\/revisions\/416209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}