{"id":416184,"date":"2020-03-18T19:52:51","date_gmt":"2020-03-18T16:52:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416184"},"modified":"2020-03-18T19:52:51","modified_gmt":"2020-03-18T16:52:51","slug":"wasaaradda-cayaaraha-oo-amartay-in-la-joojiyo-dhamaan-tartamada-isboortiga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-cayaaraha-oo-amartay-in-la-joojiyo-dhamaan-tartamada-isboortiga-dalka\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Cayaaraha oo amartay in la joojiyo dhamaan tartamada Isboortiga Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, \u00a0ayaa soo saartay qoraal lagu hakinayo muddo 15 maalin ah guud ahaa Isboortiga dalka, si taxadar weyn looga sameeyo faafidda cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay, in iyada oo la fulinayo awaamiirta Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku aadan in taxadar weyn laga sameeyo faafidda caabuqa Coronavirus la hakiyo tartamada isboortiga oo dhan muddo ku siman labo todobaad.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416186\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/tartan-isborti-210x300.jpg\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/tartan-isborti-210x300.jpg 210w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/tartan-isborti.jpg 671w\" sizes=\"auto, (max-width: 210px) 100vw, 210px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-416185\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/isboorti-211x300.jpg\" alt=\"\" width=\"211\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/isboorti-211x300.jpg 211w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/isboorti.jpg 675w\" sizes=\"auto, (max-width: 211px) 100vw, 211px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, \u00a0ayaa soo saartay qoraal lagu hakinayo muddo 15 maalin ah guud ahaa Isboortiga dalka, si taxadar weyn looga sameeyo faafidda cudurka Coronavirus. Warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska Wasiirka dhallinyarada iyo cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu faah faahiyay, in iyada oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":410891,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416184","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416184","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416184"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416184\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416187,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416184\/revisions\/416187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/410891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416184"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416184"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416184"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}