{"id":416099,"date":"2020-03-17T10:22:42","date_gmt":"2020-03-17T07:22:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=416099"},"modified":"2020-03-17T10:59:06","modified_gmt":"2020-03-17T07:59:06","slug":"horjoogayaal-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-lagu-dilay-deegaanka-jannaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horjoogayaal-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-lagu-dilay-deegaanka-jannaale\/","title":{"rendered":"Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay deegaanka Jannaale"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"margin: 0px; color: #555555; font-family: 'Arial','sans-serif'; font-size: 14pt;\">Jannaale-(SONNA)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh\/hoose gaar ahaan deegaanka Jannaale ayaa sheegaya in ciidanka\u00a0 Danab ee xoogga dalka ay dileen lix xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al- Shabaab una qaabilsanaa\u00a0 deegaannadaasi <\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Calibri;\">\u00a0<\/span><span style=\"margin: 0px; color: #555555; font-family: 'Arial','sans-serif'; font-size: 14pt;\">Maleeshiyaadkaasi ay\u00a0 ciidamada \u00a0Danab khaarijiyeen ayaa waxaa ka mid ahaa laba horjooge oo kala ahaa Siciid dheere oo ahaa horjoogihii jabhadaha \u00a0Shabaab degaanka Ceel-saliini ilaa Janaale iyo horjooge Bukhaari oo isna qaabilsanaa degaanka Jannaale,waxey sidoo kale ciidamadda Danab dileen afar maleeshiyaad ah oo la joogay xilliga la dilayay horjoogayaashaasi \u00a0sida uu u xaqiijiyay Idaacadda ciidamada qalabka sida taliyaha guutada 16aad Danab xoogga dalka G\/le Ismaaciil Cabdilmaalik Maalin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"margin: 0px; color: #555555; font-family: 'Arial','sans-serif'; font-size: 14pt;\">Howgalka ciidanka xoogga dalka ay kula wareegen degaanka Jannaale ee gobolka shabeelada hoose \u00a0ayaa waxaa qayb libaax ka qaatay ciidamada Danab iyo Gor-gor oo ka wada tirsan xoogga dalka, si wadajir ahna u howlgalayay.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jannaale-(SONNA)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh\/hoose gaar ahaan deegaanka Jannaale ayaa sheegaya in ciidanka\u00a0 Danab ee xoogga dalka ay dileen lix xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Al- Shabaab una qaabilsanaa\u00a0 deegaannadaasi \u00a0Maleeshiyaadkaasi ay\u00a0 ciidamada \u00a0Danab khaarijiyeen ayaa waxaa ka mid ahaa laba horjooge oo kala ahaa Siciid dheere oo ahaa horjoogihii jabhadaha \u00a0Shabaab degaanka Ceel-saliini [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":416104,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-416099","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416099","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=416099"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416099\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":416109,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/416099\/revisions\/416109"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/416104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=416099"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=416099"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=416099"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}