{"id":415980,"date":"2020-03-15T08:49:57","date_gmt":"2020-03-15T05:49:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415980"},"modified":"2020-03-15T08:50:16","modified_gmt":"2020-03-15T05:50:16","slug":"soomaaliya-iyo-hayadaha-samafalka-oo-kulan-deg-deg-ah-ka-yeeshay-halista-coronavirus","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-hayadaha-samafalka-oo-kulan-deg-deg-ah-ka-yeeshay-halista-coronavirus\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo hay\u2019adaha samafalka oo kulan deg-deg ah ka yeeshay halista Coronavirus"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa kulan deg-deg ah oo looga arrinsanayo qatarta sii baahayso ee cudurka Coronovirus la yeelatay qaar ka mid ah Safiirrada Caalamka ka jooga Dalka iyo hay\u2019adaha samafalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixasay halka uu marayo qorshaha Qaran ee u diyaar garowga iyo ka hortagga cudurka coronavirus, waxayna intaa raacisay in la diyaarinayo oo ay gaba-gabo marayaan goobo loogu talo-galay in\u00a0 lagu karantiilo Dadka ka yimaada Dalalka uu cudurka saameeyay.<\/p>\n<p>Drs; Fowziya ayaa ku baaqday in la yareeyo shirarka iyo safarradda dibedda loo aadayo, si looga feejignaado halista Coronavirus maadaama kiisaskii ugu horeeyay laga helay Dalalka aan dariska nahay ee Kenya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Xubno u hadlay hay\u2019adaha samafalka iyo safiirada ka qeyb galay kulanka ayaa sheegay inay Soomaaliya kala shaqeyn doonaan ka hortagga cudurka coronavirus oo ay u geeriyoodeen in ka badan Seddex kun oo Qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa kulan deg-deg ah oo looga arrinsanayo qatarta sii baahayso ee cudurka Coronovirus la yeelatay qaar ka mid ah Safiirrada Caalamka ka jooga Dalka iyo hay\u2019adaha samafalka. Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixasay halka uu marayo qorshaha Qaran ee u diyaar garowga iyo ka hortagga cudurka coronavirus, waxayna intaa raacisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415987,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415980","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415980","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415980"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415988,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415980\/revisions\/415988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415987"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}