{"id":415973,"date":"2020-03-14T10:32:16","date_gmt":"2020-03-14T07:32:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415973"},"modified":"2020-03-14T10:32:16","modified_gmt":"2020-03-14T07:32:16","slug":"dowladda-oo-digniin-u-dirtay-maraakiib-si-sharci-darra-ah-biyaha-dalka-uga-kalluumeysta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-oo-digniin-u-dirtay-maraakiib-si-sharci-darra-ah-biyaha-dalka-uga-kalluumeysta\/","title":{"rendered":"Dowladda oo digniin u dirtay Maraakiib si sharci darra ah biyaha dalka uga kalluumeysta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay Maraakiibta\u00a0 sida sharci darrada ah biyaha dalka uga kalluumeysta.<\/p>\n<p>Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa digniin u diray Maraakiib laga leeyahay Waddamada Iiraan iyo Pakistan oo si sharci darro ah uga kalluumeysta biyaha dalkeenna.<\/p>\n<p>\u201cWaan uga digeyntaa maraakiibtaasi inay si degdeg ah Waddanka uga baxaan wixii awooda ee aan saari karno iyo soo qab-qabashadoodana waan ka shaqeyneynaa. Waxaan u baahannay in cid kasta oo naga caawin karta inay naga caawiso sidii loo qaban lahaa maraakiibtaas\u201d ayuu yiri wasiirka kalluumeysiga DFS oo wareysi siiyay warbaahinta qaranka.<\/p>\n<p>Markaakiibtaasi oo ah 43 markab ayuu sheegay Wasiirku inay badankood ku jiraan Xeebaha Galmudug iyo Puntiland, ayna sababi karaan in mar kale ay burcad badeednimadii xoogeysato, waxa uuna ciidamada la dagaallanka burcad badeedda ugu baaqay in dowladda ka caawiyaan xogta rasmiga ah ee maraakiiba sida sharci darrada ah uga jillaabayana biyaha dalka.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya oo sannadkii hore doomo kalluumeysi siisay shatiyo ay kalluunta Tuna uga jillaaba karaan biyaha dalka ayaa xoogga saareysa in badaha dalku ay u noqon amni shirkadaha kalluumeysiga caalamku ay ugu soo dhiirradaan inay si sharci ah uga kalluumeystaan, shacabka iyo dowladda Soomaaliyeedna ay faa\u2019iido uga helaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)&#8211;Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay Maraakiibta\u00a0 sida sharci darrada ah biyaha dalka uga kalluumeysta. Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda, Xildhibaan Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa digniin u diray Maraakiib laga leeyahay Waddamada Iiraan iyo Pakistan oo si sharci darro ah uga kalluumeysta biyaha dalkeenna. \u201cWaan uga digeyntaa maraakiibtaasi inay si degdeg ah Waddanka uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415977,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415973","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415973"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415978,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415973\/revisions\/415978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}