{"id":415968,"date":"2020-03-14T10:31:26","date_gmt":"2020-03-14T07:31:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415968"},"modified":"2020-03-14T10:32:58","modified_gmt":"2020-03-14T07:32:58","slug":"hirshabeelle-oo-caawinaysa-kalluumeysatada-cadale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hirshabeelle-oo-caawinaysa-kalluumeysatada-cadale\/","title":{"rendered":"Hirshabeelle oo caawinaysa Kalluumeysatada Cadale"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Xilbaan; Maxamed Xuseen Mooge ayaa sheegay in dhawaan ay agab Kalluumeysi ku wareejin doonaan Iskaashatooyinka Kalluunka ee Degmada Cadale.<\/p>\n<p>Mudane; Maxamed Xuseen Mooge ayaa sheegay in ay Hay\u2019adaha halkaasi ka how-gala kala hadleen sidii ay u caawin lahaayeen Kalluumeysatada Hirshabeelle, si ay u xoojiyaan wax soo saarka kheyraadka Badda.<\/p>\n<p>Iskaashatooyinka Kalluunka ee Hirshabeelle ayaa horay ugu codsaday maamulka in ay Gacan ka siiyaan sidii ay u dar-dar gelin lahaayeen mihnaddooda Kalluumeysi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Xilbaan; Maxamed Xuseen Mooge ayaa sheegay in dhawaan ay agab Kalluumeysi ku wareejin doonaan Iskaashatooyinka Kalluunka ee Degmada Cadale. Mudane; Maxamed Xuseen Mooge ayaa sheegay in ay Hay\u2019adaha halkaasi ka how-gala kala hadleen sidii ay u caawin lahaayeen Kalluumeysatada Hirshabeelle, si ay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415975,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415968","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415968","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415968"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415968\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415976,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415968\/revisions\/415976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415975"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415968"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415968"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415968"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}