{"id":415956,"date":"2020-03-14T08:53:13","date_gmt":"2020-03-14T05:53:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415956"},"modified":"2020-03-14T08:53:13","modified_gmt":"2020-03-14T05:53:13","slug":"shir-ku-saabsan-ololaha-wacyigalinta-dib-u-eegista-dastuurka-oo-dhuusamareeb-ka-furmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shir-ku-saabsan-ololaha-wacyigalinta-dib-u-eegista-dastuurka-oo-dhuusamareeb-ka-furmay\/","title":{"rendered":"Shir ku saabsan Ololaha wacyigalinta dib u eegista Dastuurka oo Dhuusamareeb ka furmay"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb(SONNA)-Shir ku saabsan Ololaha Wacyigalinta Dib-u-eegista Dastuurka ayna soo qabanqaabisay Wasaarada Arimaha Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka furmaya Magaalada Dhusamareb, waxaana ka qaybgalaya qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culimaa&#8217;udiinka, Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo Warbaahinta.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa socan doona muddo Seddax Malamood ah, sida Jadwalka ku qoran waxaana la soo bandhigi doonaa Arrimaha galinta dib u eegista Dastuurka Soomaaliya, sidoo kalena waxaa la is weydaarsan doonaa Aragtiyada laga qabo Arrimaha Dastuurka.<\/p>\n<p>Muddada Shirkani socdo waxaa ka qeybgali doonaa in ka badan 100 Qofood waxaana lala wadaagi doonaa Arrimaha Dastuurka iyo sida Bulshada loogu wacyigalinayo Dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-415958\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-3-146x300.png\" alt=\"\" width=\"661\" height=\"1358\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-3-146x300.png 146w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-3-498x1024.png 498w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/4-3.png 525w\" sizes=\"auto, (max-width: 661px) 100vw, 661px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-415959\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5-5-146x300.png\" alt=\"\" width=\"647\" height=\"1329\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5-5-146x300.png 146w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/5-5-498x1024.png 498w\" sizes=\"auto, (max-width: 647px) 100vw, 647px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb(SONNA)-Shir ku saabsan Ololaha Wacyigalinta Dib-u-eegista Dastuurka ayna soo qabanqaabisay Wasaarada Arimaha Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka furmaya Magaalada Dhusamareb, waxaana ka qaybgalaya qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culimaa&#8217;udiinka, Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Haweenka iyo Warbaahinta. Shirkan ayaa socan doona muddo Seddax Malamood ah, sida Jadwalka ku qoran waxaana la soo bandhigi doonaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415957,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415956","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415956"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415960,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415956\/revisions\/415960"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}