{"id":415785,"date":"2020-03-11T17:58:36","date_gmt":"2020-03-11T14:58:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415785"},"modified":"2020-03-11T17:58:36","modified_gmt":"2020-03-11T14:58:36","slug":"wasiirka-ganacsiga-xfs-oo-la-kulmay-madaxa-hayadda-unido-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-ganacsiga-xfs-oo-la-kulmay-madaxa-hayadda-unido-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Ganacsiga XFS oo La Kulmay Madaxa Hay\u2019adda UNIDO ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hay\u2019adda UNIDO ee Soomaaliya Mr. Ygor Scarcia oo wada-shaqeyn xooggan kala dhaxayso Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inj. Cabdullaahi Cali Xasan oo ay kulanka ku wehelinayeen Wasiiru-dawlaha Wasaaradda mudane. Daahir Cabdi Cabdullaahi, Agaasimaha Guud mudane. Cabdicasiis Ibraahim Aadan, La-taliyaha Wasaaradda Axmed Cilmi iyo mas\u2019uuliyiin kale, ayaa waxay ka wad-hadleen arrimo badan oo khuseeya dhinacyada ay ka wada-shaqeeyaan gaar ahaan horumarinta Ganacsiga dalka, fududeynta Ganacsiga, dayac-tirka dhismaha Wasaaradda iyo weliba sidoo kale dhismaha xarunta Wasaaradda Warshadaha oo dhawaan la bilaabi doono taasi oo dhismihiisa Wasaaraddu ay ka taageeri doonto hay\u2019adda UNIDO.<\/p>\n<p>Mr. Ygor Scarcia oo halkaas ka hadlay, ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay wada-shaqeynta dhow la lee yihiin Wasaaradda Ganacsiga isla mar ahaantaana ay diyaar u yihiin in ay ka taageeraan siddii loo horumarinta lahaa Ganacsiga iyo Warshadeynta dalka. Wuxu balan-qaaday inay diyaar u yihiin dhisidda xarunta Wasaaradda Warshadaha iyo sidoo kale horumarinta Ganacsatada dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, wuxu hay\u2019adda UNIDO uga mahadceliyey wada-shaqeynta dhow ee ay la lee yihiin Wasaaradda, mashaariicda ay ka taageeraan, dib-u-dhiska ay ku sameeyeen Wasaaradda iyo taageeraddooda tooska ah ee ay mar walba la garab taagan yihiin.<\/p>\n<h1 class=\"entry-title\"><\/h1>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-415786\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gancsga-300x164.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"164\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gancsga-300x164.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gancsga-768x419.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gancsga-1024x559.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/gancsga.jpg 1232w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-415787\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/shirar-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/shirar-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/shirar-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/shirar-1024x575.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/shirar.jpg 1244w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<div class=\"td-module-meta-info\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hay\u2019adda UNIDO ee Soomaaliya Mr. Ygor Scarcia oo wada-shaqeyn xooggan kala dhaxayso Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Inj. Cabdullaahi Cali Xasan oo ay kulanka ku wehelinayeen Wasiiru-dawlaha Wasaaradda mudane. Daahir Cabdi Cabdullaahi, Agaasimaha Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415786,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415785","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415785"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415788,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415785\/revisions\/415788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415786"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}