{"id":415750,"date":"2020-03-11T12:20:12","date_gmt":"2020-03-11T09:20:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415750"},"modified":"2020-03-11T12:29:41","modified_gmt":"2020-03-11T09:29:41","slug":"taliska-ciidanka-mareykanka-afrikom-oo-ka-hadlay-sababaha-loo-kordhiyay-howlgallada-iyo-duqeymaha-loo-geysto-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliska-ciidanka-mareykanka-afrikom-oo-ka-hadlay-sababaha-loo-kordhiyay-howlgallada-iyo-duqeymaha-loo-geysto-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Taliska ciidanka Mareykanka Afrikom oo kordhiyay duqeymaha loo geysto Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)-Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha ay u kordhiyeen howlgallada iyo duqeymaha ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab ee weli ku sugan gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Talisa ayaa sheegay in sababta ay sare ugu qaadeen howlgalladooda ay tahay, sidii loo wiiqi lahaa awooda Al-Shabaab, isagoo tilmaamay inay weli qatar ku tahay gobolka.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM wuxuu tilmaamay in duqeymaha Mareykanka uu ka fuliyo Soomaaliya oo la xoojiyey maalmihii ugu dambeeyey ay hoos u dhigayaan awooda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cSababta loo kordhiyay duqeynta Mareykanka waa in hoos loo dhigo awoodda Al-Shabaab, waana garabka ugu dhaq-dhaqaaqa badan ee Al-Qaacida, muddo 8-bilood kahor ayaan Afrika tagay, waxaana badneed khatarta Al-Shabaab, waxaana weeraradooda ay ka tallaabeen xuduudda\u201d ayuu mar kale yiri tephen Townsend.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa ka mid ah dalalka sida weyn dowladda federaalka uga taageero dagaalka Al-Shabaab, isagoo duqeymo ka fuliyo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliy<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)-Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha ay u kordhiyeen howlgallada iyo duqeymaha ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab ee weli ku sugan gudaha Soomaaliya. Talisa ayaa sheegay in sababta ay sare ugu qaadeen howlgalladooda ay tahay, sidii loo wiiqi lahaa awooda Al-Shabaab, isagoo tilmaamay inay weli qatar ku tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":415751,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415750","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415750","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415750"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415750\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415754,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415750\/revisions\/415754"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415751"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415750"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415750"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415750"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}