{"id":415744,"date":"2020-03-11T11:24:54","date_gmt":"2020-03-11T08:24:54","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415744"},"modified":"2020-03-11T11:34:03","modified_gmt":"2020-03-11T08:34:03","slug":"guddoomiyaha-hiiraan-oo-safar-shaqo-ku-tagay-buula-barde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hiiraan-oo-safar-shaqo-ku-tagay-buula-barde\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hiiraan oo safar shaqo ku tagay degmada Buula-barde"},"content":{"rendered":"<p>B\/weyne(SONNA)- Guddomiyaha gobalka Hiiraan ee dowlad-goboleedka HirShabeelle Cali Maxamad Caraale oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Degmada Buula-barde ee gobalka Hiiran ayaa dib ugu soo laabtay magalada B\/weeyne\u00a0 ee xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>safarka gudoomiye Carraale uu ku tagay Degmada Buula- barde ayaa waxaa ujeedadiisu ahayd xallinta khilafkii maamulka Degmada Buula-barde iyo odayaasha dhaqanka degmada .<\/p>\n<p><span style=\"display: inline !important; float: none; background-color: transparent; color: #3a3a3a; cursor: text; font-family: -apple-system,BlinkMacSystemFont,'Segoe UI',Roboto,Oxygen-Sans,Ubuntu,Cantarell,'Helvetica Neue',sans-serif; font-size: 16px; font-style: normal; font-variant: normal; font-weight: 400; letter-spacing: normal; orphans: 2; text-align: left; text-decoration: none; text-indent: 0px; text-transform: none; -webkit-text-stroke-width: 0px; white-space: normal; word-spacing: 0px;\">Guddomiyaha gobalka Hiiraan ee dowlad-goboleedka HirShabeelle\u00a0 Md.Cali Maxamad Caraale <\/span>intii uu Degmada Buula burde ku sugnaa waxa uu kulummo la qaatay odayaasha dhaqanka iyo sarakiisha ciidanka xooga dalka iyo kuwo Amisom ee nabad ilalinta u jooga Degmada Buula barde .<br \/>\nsido kale waxa uu u kuur galay xaladaha Amni iyo nololeed ee dagmada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>B\/weyne(SONNA)- Guddomiyaha gobalka Hiiraan ee dowlad-goboleedka HirShabeelle Cali Maxamad Caraale oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Degmada Buula-barde ee gobalka Hiiran ayaa dib ugu soo laabtay magalada B\/weeyne\u00a0 ee xarunta Gobolka Hiiraan. safarka gudoomiye Carraale uu ku tagay Degmada Buula- barde ayaa waxaa ujeedadiisu ahayd xallinta khilafkii maamulka Degmada Buula-barde iyo odayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415745,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415744","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415744","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415744"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415744\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415749,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415744\/revisions\/415749"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415745"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415744"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415744"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415744"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}