{"id":415702,"date":"2020-03-10T15:46:18","date_gmt":"2020-03-10T12:46:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415702"},"modified":"2020-03-10T15:48:35","modified_gmt":"2020-03-10T12:48:35","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-guddoomiyey-shir-looga-hadlayey-horumarka-maaliyadda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-guddoomiyey-shir-looga-hadlayey-horumarka-maaliyadda-dalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyey Shir looga hadlayey Horumarka Maaliyadda dalka."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS mudane C\/raxmaan Ducaalle Beyle<br \/>\nAyaa maanta Guddoomiyey shir looga hadlayay Arrimaha horumarka Maaliyadda Dalka, islamarkaana ay ka soo qeyb galeeyn madax ka socotay hey&#8217;adaha wada shaqeynta la leh Wasaaradda Maaliyada.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan maanta shir Gudoomiyay kulankii billaha ahaa ee #FGC oo ah shir aan uga hadalno Arimaha horumarka Maaliyadda Dalka, isla markaana ay nagala soo qeyb galeen hey&#8217;adaha aan shaqo wadaagga nahay, Waxaan ka doodnay dib-u-habeynta Maaliyadda, horumarinta, iyo maamulka guud ee maareynta Maaliyadda (PFM), Waxaa naga go\u2019an in aan xoojino sii wadida daah-furnaanta Maaliyadda&#8221; ayuu yiri wasiirka Maaliyadda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-415703\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/18eab86e-8cd9-4af2-b6b6-6d32d7bd87a1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/18eab86e-8cd9-4af2-b6b6-6d32d7bd87a1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/18eab86e-8cd9-4af2-b6b6-6d32d7bd87a1-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/18eab86e-8cd9-4af2-b6b6-6d32d7bd87a1.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-415704\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/b75b3ec2-9416-4a14-ae73-c36de3ba92a3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/b75b3ec2-9416-4a14-ae73-c36de3ba92a3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/b75b3ec2-9416-4a14-ae73-c36de3ba92a3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/b75b3ec2-9416-4a14-ae73-c36de3ba92a3.jpg 960w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada XFS mudane C\/raxmaan Ducaalle Beyle Ayaa maanta Guddoomiyey shir looga hadlayay Arrimaha horumarka Maaliyadda Dalka, islamarkaana ay ka soo qeyb galeeyn madax ka socotay hey&#8217;adaha wada shaqeynta la leh Wasaaradda Maaliyada. &#8220;Waxaan maanta shir Gudoomiyay kulankii billaha ahaa ee #FGC oo ah shir aan uga hadalno Arimaha horumarka Maaliyadda Dalka, isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":415703,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415702","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415702","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415702"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415702\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415707,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415702\/revisions\/415707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415703"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415702"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415702"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415702"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}