{"id":415698,"date":"2020-03-10T13:35:52","date_gmt":"2020-03-10T10:35:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415698"},"modified":"2020-03-10T13:45:41","modified_gmt":"2020-03-10T10:45:41","slug":"wasaaradda-dekadaha-gaadiidka-badda-oo-ku-guuleysatay-dhameystirka-tarjumaadda-xeerka-gaadiidka-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-dekadaha-gaadiidka-badda-oo-ku-guuleysatay-dhameystirka-tarjumaadda-xeerka-gaadiidka-badda\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Dekadaha &#038; Gaadiidka Badda oo ku guuleysatay dhameystirka Xeerka Gaadiidka Badda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasaaradda Dekadaha &amp; Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dhameystirto tarjumaadda Xeerka Gaadiidka Badda (Somali Shipping Code) ayna meel-Mariso Sharciyada kala ah SOLAS &amp;MARPOL kuwasoo muhiim u ah Ganacsiga iyo Badqabka Badmaridda iyo ka hortaga Wasakheynta Badda.<\/p>\n<p>Sharcigaan ayaa \u00a0 ku qornaa luqadda English -ka waxa ayaa Wasaaraddu sheegtay in loo turjumay luqadda Soomaaliga, ayadoo la rajeynayo in dhowaan Golaha Wasiirada la mariyo si uu u noqdo sharci dalka ka dhaqan gala.<\/p>\n<p>Shirkaan oo lagu soo bandhigayay Xeerka Gaadiidka Bada oo maanta ka lagu qabatay muqdisho waxaaa daah furay Wasiirka Wasaarada Dekadaha iyo Gaadiidka Badda #Xildhibaan #Maryan #Aweys #Jaamac, waxaana ka Soo qaybgalay xubno ka socday Labada Gole ee Baarlamaanka JFS iyo Hay&#8217;adaha caalamiga ah UNSOM,EUCAP iyo IMO<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Wasaaradda Dekadaha &amp; Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dhameystirto tarjumaadda Xeerka Gaadiidka Badda (Somali Shipping Code) ayna meel-Mariso Sharciyada kala ah SOLAS &amp;MARPOL kuwasoo muhiim u ah Ganacsiga iyo Badqabka Badmaridda iyo ka hortaga Wasakheynta Badda. Sharcigaan ayaa \u00a0 ku qornaa luqadda English -ka waxa ayaa Wasaaraddu sheegtay in loo turjumay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":415701,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415698","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415698","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415698"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415698\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415700,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415698\/revisions\/415700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415698"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415698"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415698"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}