{"id":415693,"date":"2020-03-10T13:27:28","date_gmt":"2020-03-10T10:27:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415693"},"modified":"2020-03-10T13:30:38","modified_gmt":"2020-03-10T10:30:38","slug":"415693-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/415693-2\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Kheyre oo xarigga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee Baraawe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha\u00a0 magaalada Baraawe oo dhismihiisa la soo gabagabeeyay.<\/p>\n<p>R\/wasaraha iyo wafdigii uu hoggaaminaayey \u00a0waxaa magaaladaasi ku soo dhoweeyey, wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa, madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen \u00a0iyo mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>R\/wasaare Kheyre ayaa si rasmi ah xariga uga jaray garoonka diyaaradaha degmada Baraawe oo dhawaan dib udhis ballaaran lagu sameeyay, lana casriyeeyay qeybta ay diyaaraha ku soo degaan, kuna duulaan ee (Run Way).<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa munaasabadda xarig jarka goobjoog ahaa, wasiiro ka tirsan xukuumadda federaalka, kuwa K\/Galbeed iyo wafdi ka socda Ururka Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Ammaanka ayaa sidoo kale aad loo adkeeyey, iyadoona ay magaalada isku geedaameen ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.<\/p>\n<p>Garoonka Baraawe oo muddo burbursanaa ayaa waxaa gacan weyn ka geystay dib dayactirka lagu sameeyey ururka Midowga Yurub oo si weyn u taageera Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA)&#8230;Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha\u00a0 magaalada Baraawe oo dhismihiisa la soo gabagabeeyay. R\/wasaraha iyo wafdigii uu hoggaaminaayey \u00a0waxaa magaaladaasi ku soo dhoweeyey, wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa, madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen \u00a0iyo mas\u2019uuliyiin kale. R\/wasaare Kheyre ayaa si rasmi ah xariga uga jaray garoonka diyaaradaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":415694,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415693","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415693","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415693"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415693\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415697,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415693\/revisions\/415697"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415694"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415693"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415693"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415693"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}