{"id":415603,"date":"2020-03-09T11:32:44","date_gmt":"2020-03-09T08:32:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/?p=415603"},"modified":"2020-03-09T11:44:31","modified_gmt":"2020-03-09T08:44:31","slug":"madax-sare-oo-ka-tirsan-xfs-oo-gaaray-baraawe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madax-sare-oo-ka-tirsan-xfs-oo-gaaray-baraawe\/","title":{"rendered":"Wasiirro ka tirsan XFS oo gaaray Baraawe"},"content":{"rendered":"<p>Baraawe(SONNA)&#8211;Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu gaaray Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<p>Wafdiga wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada Baraawe ku soo dhaweeyey Mas\u2019uuliyiinta Maamulka degmada iyo Xubno ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha la socda Wasiirka ayaa waxaa ka mid ah , Wasiirka Gargaarka &amp; Maareynta Musiibooyinka ,Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Cali Saciid Fiqi iyo Xubno kale, iyagoona halkaasi mashaariic kala duwan ka fulin doono.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maanta Safar aan ku nimid aniga iyo Wasiiro ka tirsan XFS, degmada baraawe ee caasimada maamul gobaleedka Koonfur galbeed oo aan ka sameyneyno mashaariic waxtar u leh horumarinta waxbarashada\u201d ayuu yiri Wasiir Goodax Barre.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-415607\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/11-2-300x225.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/11-2-300x225.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/11-2-768x576.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/11-2-1024x768.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/11-2.png 1032w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-415608\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/12-2-300x225.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/12-2-300x225.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/12-2-768x576.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/12-2-1024x768.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/12-2.png 1032w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baraawe(SONNA)&#8211;Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu gaaray Magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellada Hoose. Wafdiga wasiirka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada Baraawe ku soo dhaweeyey Mas\u2019uuliyiinta Maamulka degmada iyo Xubno ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya. Xubnaha la socda Wasiirka ayaa waxaa ka mid ah , [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":50,"featured_media":415604,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81,91],"tags":[],"class_list":{"0":"post-415603","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka","8":"category-wargayska"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/50"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=415603"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":415610,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/415603\/revisions\/415610"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/415604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=415603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=415603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=415603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}